Aqoon isweydaarsi ku saabsan xiriirka federaaleynta dalka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho

Aqoon isweydaarsigan ku saabsan xiriirka federaaleynta oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka socday maamul goboleedyada dalka, Maamulka Gobolka Benaadir, Guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha iyo föderaalka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimha Gudaha Federalka iyo dib uishishiinta ee Xukuumadda Soomaliya Cali Maxamed Maxamuud Ayaa Ugu Horey Scharaxay Waxa Loga Hadli Doono Maalmaha Uu Socdo Aqoon Isweydaariga.

“Wasaradda Arrimaha gudaha waxaa ka go’an in la xoojiyō xiriirka ka dhexeeya Federaalka iyo dowlad goboleedyada, waxana loa baahanyahay inaan wax badan ka kororsano fikradahayay ist wydaarsanaaan ka qeyb galayaasha” ayuu yiri Agaasimaha guud.

 Qaar ka mid xubnaha matalayayam maamul goboleedyada io Xoghayaha guud ee Gudiga madaxa Banaan ee xuduudaha iyo Federalka Liibaan Cali Salaad ayaa u mahadceliyay Wasaar arimaha Gudaha oo ka shaqeyneya Howlaha culus ee federaaleynta.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimha Gudaha, Federalka iyo DIB u hisisisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullahi Faarax Wehliye Ayaa und Rasmi ah Furay madasha aqoon isweydaarsiga ee ku saabsan Arimha awaindra dowlada Goboleedyada iyö Dolwada Dhexe Marka laga Eego Federaaleynta Dallka, Waxaana uu Sheegay in ay Muhiimtahay la barto Federaaleynta aduunka ka jirto.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

 

%d bloggers like this: