Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya.

 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya HE Amb. Ahmed Issa Awad, Ayaa Qaabilay Safiirka Talyaigiga ee Soomaaliya SE Herr Carlo Campanile, Isaga Oo Ka Guddoomay Dhambaal Casuumaad ah. Continue reading

Aqoon isweydaarsi ku saabsan xiriirka federaaleynta dalka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho

Aqoon isweydaarsigan ku saabsan xiriirka federaaleynta oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka socday maamul goboleedyada dalka, Maamulka Gobolka Benaadir, Guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha iyo föderaalka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Continue reading

Xildhibaannada Baarlamaanka oo isku raacay in berri la qaban doono kulankii maanta baaqday.

Baarlamaanka Cusub.png2Waxaa maanta dib uhac ku yimid kulankii khudbad jeedinta guddoumiye Jawaari ee Golaha Shacabka ayaa warar soo baxaya sheegayaan in maalinta berri ah la qaban doono fadhiga Golaha, Continue reading

Kulankii maanta la filayay inay yeeshaan xildhibaannada Golaha Shacabka oo Khilaaf ka dhashay qabsoomidiisa.

Warar naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaanada ay isku khilaafsan yihiin qabsoomida kulankii maanta loo balansanaa ee Golaha Shacabka, kaddib fariimmo iska soo horjeeda oo xalay loo kala diray xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya. Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga oo shaaciyey in ciidamada ay tababaraan Imaaraadka ay ka mid yihiin xoogga dalka Soomaaliyeed.

Wasiirka cusub gaashaandhigaWasiirka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Imaaraadka tababarka ay siiyaan ay yihiin kuwa ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya oo hoostagga wasaaradda gaashaandhigga. Continue reading

%d bloggers like this: