Â
Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Imaraadka Caratta ayaa Krieg saxaafadeed ay soo Saartay Waxay ku Sheegtay in ciidamada Amniga ee Sooomaididu ay qoryo ku qanteen dadkii la socday diyaaradii dhawaan lacagta lagu qabtay, Islampaana Kala Wareegeen $ 9 Milyan Iyo 600 Kuna Oo Dollar, Wachs-cha-tallmaantay Tallaabadaasi Mitte sharci -darro ah oo xadgudub ku ah shuruucda caalamka.
Dowladda Imaaraadka Ayaa sheegay Inay arrintaasi jebinaysay ist afgarad-ay Horey u gaareen Soomaaliya iyo Imaaraadka sannadkii 2014-ka.
Imaraadka Ayaa Sheegay in Falkaasi Aad und Cambayereynayaan, Iyaga Oo Intaa KU Daray in Saraakiisha Ammaanka AY Si Xun Ula Dhaqmeen Rakaabkii Diyaaradda Saarnaa, Waxay Kaloo Tilmaameen in Cidamada Ammaanka und Qaateen Lacag Caddaan und Oo Ay Qayb Ka Ahayd Lacagaha Loo Qoondeeyey in einem Soomaaliya Ku Caawiso .
Balse Wackeln Soomaaliya Ayaa Dhinaceeda Sheegtay Dibaacday Tallaabada Ai Qaadday Waxayna Sheegtay in Safiirka Imaaraadka Ee Muqdishu Uu Urlaub in Boorsooyinkaas der Mariya Qalabka Baadhitaanka Iyaga oo aan Furin.
Sarkaal und Hadlay Soomaaliya Waxa Uhu Sheegay in Boorsooyin Ahayn Kuwo Diplomatiyeed in Loo Adeegsado Ujeedooyin Diphomaasiyadeed Waxay Laalaysaa Xasaanaddii ay Cahdiga Vienna Ee xiriirka diplomasiyadeed.Â
Waxaa Grünkohl Oo uu Sarkaalkaasi Sheegay in Is-afgaradka ay gaadheen Soomaaliya iyo imaaraadka uu waaqtigiisii ​​dhammaaday sannadkii 2016-ka.
Waxaa Jada Waddamo Xiriir la Leh Dowladda Federaalka Oo Taakuleeya Laamaheeda Kala Duwan, Balse Taakuleenta Dhaqaale Waxaa Dowladda Loo Soo Marsiiyaa Habraac Waa Faqsan Shuruucda Dalka Iyo Kuwa Caalamiga Ah Ee La Xiriira Isu-Gudbinta Lacagaha Sida Aye Sheegeen Saraakiil Ka Tirsan Dowladda.
SomaliSwiss Abu Dubai
SomaliSwiss @ hotmail.com
   Â
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.