Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka oo war saxaafadeed ka soo saartay lacagtii dhawaan lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Risultati immagini für emirati arabi uniti 

Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Imaraadka Caratta ayaa Krieg saxaafadeed ay soo Saartay Waxay ku Sheegtay in ciidamada Amniga ee Sooomaididu ay qoryo ku qanteen dadkii la socday diyaaradii dhawaan lacagta lagu qabtay, Islampaana Kala Wareegeen $ 9 Milyan Iyo 600 Kuna Oo Dollar, Wachs-cha-tallmaantay Tallaabadaasi Mitte sharci -darro ah oo xadgudub ku ah shuruucda caalamka. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Jawaari oo maanta shir jaraa’id wada qabtay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya….

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kuu bogaadiyey Guddoumiye Jawaari, tanaasulka u sameeyey iyo go’aanka shuruud la’aanta ah ee uu u Qaatay Danta Dalka. Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo magacawday guddi la shaqeya hey’adaha Q.M ee ka howlgala dalka.

Kulankii ugu horreeyay ayaa lagu qabtay shalay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ayaa Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay kaga dhawaaqday guddi la xiriir hay’adaha Qarammada Midoobay iyo Beesha Caalamka. Continue reading

Dhul ay leedahay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo maanta ku Dagaallamay Ciidamada Dowladda iyo Maleeshiyo hubeysan.

Ciidanka XDS.JPG2Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay dhulkii safaaradii hore ee Mareykanka oo tan iyo wixii ka danbeeyay bur burkii dowladda dhexe ay deegaansadeen qoysas Soomaaliyeed. Continue reading

%d bloggers like this: