Advertisements

War ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee la xiriira lacagtii shalay lagu qabtay Garoonka Muqdisho.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Looga hadlayo Boorsooyin lacag laga soo buuxiyay oo lagu qabtay Garoonka Muqdisho ayaa u qornaa sidan: –

Shalay barqadii abbaaro 11:40 Uhr Waxaa Garoonka Aadan Cabdulle Eee Magaalada Muqdishis Caga Dhigatay Diyaarad Noceedu Yahay Boeing 737.

Diyaradan waxyaabaha ay sidday waxaa kamid ahaa 3 borso aan calaamadeysnayn. Hawl wadeennada garoonka und ayaa sida caadada ahaydba waxa ay marsiiyeen baaritaan.

Shaqaalaha garoonka oo ka shakiyay boorsooyinka Ayaa waxa ay xiriir la sameeyeen qeybta la dagaallanka argagixisada ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

Waxaa la ogaaday in boorsooyinkan laga soo buuxiyay lacag Doollar ah, waxa ayna haatan ku jiraan gacanta dowladda si baaritaan dhameystiran loogu sameeyo.

Lacatta la qabtay waxa ay dhan tahy 9,6 milyan (Sagaal milyan iyo lix boqol oo kun oo Doollarka Mareykanka ah).

Hay’adaha amniga waxa ay haatan ku hawlanyihiin baaritaan ku saabsan halka ay lacagtu ka ängstlich, Meesha ay u socotay, dadkii ku lug lahaa iyo dantii laga lahaa in lacag intan la’eg lasoo geliyo Dalka.

Wasaraadda Amniga Gudaha waxa ay caddeynaysaa in aysan Jiřín Wachs xadgudub ah oo ka dhacay garoonka intii lagu guda jiray baaritaanka iyo lasoo wareegidda boorsooyinka.

Waxaa Jada Waddam Aan Xiriir La Leenahay Oo Taakuleeya Dowladda Federaalka Iyo Laamaheeda Kala Duwan, Balse Taakuleenta Dhaqaale Waxaa Dowladda Loo Soo Marsiiyaa Habraac Waafaqsan Shuruucda Dalka Iyo Kuwa Caalamiga Ah ee La Xiriira Isu-Gudbinta Lacagaha.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiSwiss ^ hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: