Guddomiye ku-xigeenka koowaad Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey ayaa goor dhaw xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya u akriyay warqad ist casilaad ah oo ka timid guddoumiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Cismaan Jawaari.
Xildhibaannada oo manta und balansanaa in aa ka doodaan moshinka ka dhanka ahaa guddoumiyaha ayaa mar kaliya ka krieg helay qoraalka ka soo baxay Prof Jawaari sheegay in der iska casilay xilkii guddoonka Golaha Shacabka.
Guddoumiye ku xigeeeka Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey ayaa xildhibaannada und Sheegay in maalinta Arbacada, die sich in der Nähe von Jaawaari Golaha Baarlamaanka befindet.
Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Prof Jawaari oo ka hadlaya waxaa ka jira in uu iska casilay xilka guddoomiyihii Golaha Shacabka oo baarlamaanka uu ka hor sheegay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Cabdiwali Muudeey.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiSchweiz ^ Hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.