Posted on April 9, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Ankara ee Caasimadda Dalka Turkiga, ayaa kulamo la qaatay Xoghayaha guud ee dawladaha Hoose ee Turkiga iyo masuuliyiin kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdigii uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo kulamo la qaatay Xoghayaha guud ee dawladaha Hoose ee dalka Turkiga iyo Masuuliyiin kale.
Posted on April 9, 2018 by SomaliSwiss
Guddomiye ku-xigeenka koowaad Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey ayaa goor dhaw xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya u akriyay warqad ist casilaad ah oo ka timid guddoumiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Cismaan Jawaari. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Golaha Shacabka oo Xildhibaannada Baarlamaanka u akhriyay warqad is casilaad ah oo ka timid guddoomiye Jawaari.
Posted on April 9, 2018 by SomaliSwiss
Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay Maxkamada darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ay ugu xukuntay danbiile gacan ku dhiigle Ex-Gaashaanle sare Xoogga dalka C/naasir Xoosh Maxamed ka dib markii lagu helay dilka Alle ha u naxariistee Marxuum Ex-Generaal Siciid Aadan Yuusuf (Mariino) oo ka tirsanaa Ciidamada Badda Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxkamada sare ee Ciidamada oo maanta ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay loogu Xukumay gacan ku dhiigle C/naasir Xoosh Maxamed.
Posted on April 9, 2018 by SomaliSwiss
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Looga hadlayo Boorsooyin lacag laga soo buuxiyay oo lagu qabtay Garoonka Muqdisho ayaa u qornaa sidan: – Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on War ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee la xiriira lacagtii shalay lagu qabtay Garoonka Muqdisho.
You must be logged in to post a comment.