Warar saacadihii ugu danbeeyay soo baxay ayaa sheegaya in guddoumiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Muudey u diray xildhibaannada taageersan mooshinka isaga oo ku war-galiyay in ay ka soo qeybgalaan kulan maalinta Berri ah ka dhacaya xarunta Golaha Shacabka.
Guddoumiye Muudeey ayaa ajandaha kulanka maalinta Berri ah ku sheegay in uu noqonayo ka dooddista mooshinka ka dhanka ah guddoumiyaha Baarlamaanka.
Fariimahan ayaa imanaya xili dhinaca kaleu soonayo dadaal la doonayo in lagua soo afjaro khilaafka ka dhashay mooshinka, hasse ahaatee waxaa muuqanaya in wali ay jirto kala aragti-duwanaan iyo farqi und dhaxeeya dhinacyada iska soo horjeeda.
Ilo Xog ogaal ah oo ay Hiiraan Online xiriir la sameysay ayaa und Sheegay in der kulanka lagu dhawaaqay noqon karo wiigaya dadaallada socda ee madaxweynuhu hormuudka yahay.
Xaalada Ayaa Sacadhii Ugu Danbeeyay und Muuqatay Mitte Degan Oo Dhinacyadu Isku Soo Dhawaanayaan, Kaddiba Markiu Maxaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Bilaabay in Uu Kulamo Kala Duwan La Qaato Guddiyo ka Kala Socday Labada Dhinac.
Laakiin Vater Badan Ayaa und Arkaya Kulankan Uu Ku Baoqay Maalinta Berri Guddoumiye Ku-Xigeenka Koowaad Mitte Sii Xumeynaya Xiisadii Markii Horeba Jirtay.
Waxaa Dib Uu Dhacay Kulan Lagu Ballansanaa Maalintia Shalay in Xarunta Golaha Shacabka und Ku Yeshaan Xildhibaannada Mooshinka kaayay Guddoomiye Jawaari Kaddibi Marki waabarigii Hore Ee Subaxnimadii Sabtidii Shalay Lagu Wargaliyay Xildhibaannada in Kulankaa uu Dib u Dhacay.
Lama oga in Berri uu qabsoomi doono kulanka uu ku baaqay guddoumiye ku-xigeenka Golaha Shacabka iyo im Grünkohl, Iyadoo la ogyahay in marar badan oo hore dib loo dhigay fadhiyo qorsheysnaa in der laga yeesho mooshinka.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss²hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.