Advertisements

Diyaarad siday lacag fara badan oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Soo Caga Dhigatay Diyaarad Sida Sida La Sheegay Lacag Fara Badan und Siday Oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan.

Wararka ayaa sheegaya in diyaaradan oo ka timid dalka Iskutaga Imaraadka Carabta la socdeen saraakiil ka tirsan Imaaraadka, waxaana saarnaa oo lagu qabtay sida ay xaqiijinayaan ilo xog-goal ah cadad lacageed oo dhan $ 9,600,000 (Sagaal Milyan iyo Lix Boqol oo kun oo dollar)

Tuhunka ayaa yimid kaddib markiu muran ka dhashay baaritan diyaarada lagu sameyn lahaa oo ay ist hortaageen diblomaasiyiin ka tirsan safaarada Imaaraadka oo ku sugnaa garoonka ku doodeen in ay leeyihiin xasaanad, die auf dem baari karin waxa ay diyaaraudu sido.

Ilaa iyo hadda ma jirto cid Hiiraan Online und xaqiijisay halka ay lacagtan ku danbeysay iyo in ay la wareegeen laamaha Amnigla dowladda iyo im gr├╝nen marka laga soo tago oo kaliya in ay la qabtay.

Dhinaca kale Hiiraan Online ayaa heshay warqad qoraal ah oo ku saxiixnaa taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Cabdiwali Jaamac Xusseen Gorod oo Looga codsanayo maamulka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde in loo ogolaado lacagtaa in ay garoonka Kala soo baxaan maamulka iyo saraakiisha dugsiga tababarka Gordan lacagtaa oo loo isticmaalayo raashinka iyo mishaarka ciidamada xoogga dalka oo ay tababaraan Imaraadka lacagtasoo uga imaneysa degmada Boosaaso.

Ma jiro illaa iyo hadda Wachs Krieg ah oo ka soo baxay dowladda Sooomaaliya oo ku aadan lacagtan oo laga Krieg Hayay inay ka soo dageyso garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Lacagtan Ayaa imaneysa xili dalku uu Jiro jahwareer siyaasadeed oo ka dhashay mooshin laga keenay guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari, dhinaca Kalana bilihii UGU danbeeyayba uu jiray shaki Weyn oo soo Kala dhaxgalay dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo Imaaraadka oo ku eedeysan in ay gacan taageero siiso siyasasiyiinta ku kacsan dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss┬▓hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: