Posted on April 8, 2018 by SomaliSwiss

Waxaa muuqanaya in hadda baadi goob loogu jiro sidii loo qaboojin lahaa xiisad siyaasadeed todobayadai ukan danbeeyayba ka dhax aloosneyd xildhibaannada Golaha Shacabka kaddib guddiyo shalay loo saaray xal u helida khilaafka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo xalay kulamo kala duwan la yeeshay lada Garab ee iska soo horjeeda Xildhibaanada Baarlamaanka.
Posted on April 8, 2018 by SomaliSwiss

Warar saacadihii ugu danbeeyay soo baxay ayaa sheegaya in guddoumiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Muudey u diray xildhibaannada taageersan mooshinka isaga oo ku war-galiyay in ay ka soo qeybgalaan kulan maalinta Berri ah ka dhacaya xarunta Golaha Shacabka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaannada Baarlamaanka oo lagu war-galiyay in Berri oo Isniinta ah la qabanaayo kalfadhigii Golaha Shacabka.
Posted on April 8, 2018 by SomaliSwiss
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Soo Caga Dhigatay Diyaarad Sida Sida La Sheegay Lacag Fara Badan und Siday Oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Diyaarad siday lacag fara badan oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Posted on April 8, 2018 by SomaliSwiss
 
 Suldaan Nadiif Saydh Jibriil oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa maanta lagu xidhay magaaladda Burco ee gobolka Togdheer. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madax dhaqameedka Somaliland oo maanta magaaladda Burco ee gobolka Togdheer.Xabsi loo taxaabay .
You must be logged in to post a comment.