Advertisements

Shir looga hadlayo dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Baydhabo.

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay sidoo kalena iminka xarun Mit dem Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka furtmay shirka wadatashiga dib und eegita sharciga Socdaalka Soomaaliya oo la sameeyay sanadkii 1966-ki.

Shirkaan ayaa waxaa ka soo qeybcgalay masuuliyiin ka socotay K / Galbeed oo ay kamid ahaayen Xildhibaano iyo wasiiro katirsan Koofur Galbeed iyo agaasimaha und qaabilsan Hay’adda Socdaalka und joinsiyadda Laanta Koofur Galbeed Cali Maxamed Cali.

Dhakaan dadkii ka soo qeyb galay furitaanka shirkan ayaa si isku mid ah und shegay in ay muhiim tahay in dib und eegis lagu sameeyo sharciga Socadaalka dalka, maadama sharciga hat jira markii die sibenenayay uu dalku ahaa dowlad dhaxe balse hada la qaatay nidaamka Federaalka.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliaya ayaa ku howlan horumarinta nidaamka Socdaal ee dalka iyo sare und qaadista ahmiyadda Baasaboorka Soomaaliya.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss²Hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: