Shir looga hadlayo dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Baydhabo.

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay sidoo kalena iminka xarun Mit dem Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka furtmay shirka wadatashiga dib und eegita sharciga Socdaalka Soomaaliya oo la sameeyay sanadkii 1966-ki. Continue reading

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Jawaari oo maanta kulankaan la qaatay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Ayaa kulankaan la qaatay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar oo ay ka WADA hadleen xoojinta xiriirka Labada Wadan ee Soomaalieya iyo Turkiga iyo sidii dowladda u SII dar dar Gelin lahayed taagerada und Baarlamaanka Soomaaliya siiso. Continue reading

Ra’iisal wasaare Kheyre oo xalay kormeeray qeybo ka mid ah Bar-kontroollada ku yaalo Muqdisho, Abaal mariyayna Ciidankii Fashiliyay qaraxyadii shalay.

Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiirka amniga, Maxamed Abuukar Isloow, Agaasimasha hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka, Sarkiil Ciidan iyo xubno ka socday maamulka Gobolka Banaadir ayaa booqasho ku tagay Xalay saqdii dhexe xarumo ay ka howl-galaan Ciidnka nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed. Continue reading

Kulan maanta la filayay inay uu yeesho Baarlamaanka Soomaaliya oo dib u dhac ku yimid.

Baarlamaanka

Waxaa dib u dhac ku yimid kulan maanta oo Sabti ah lagu waday in ay yeesheen xildhibaannada Golaha Shacabka, kaddib markii waqti danbe ee xalay laamaha Amniga lagu wargaliyay in ay u diyaar-garoobaan kulanka golaha Shacabka islamarkaana sugaan Amniga.


Continue reading

Midowga Africa oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee Golaha Shacabka.

Madaxa AMISOM

Midowga Africa ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee Baarlamaanka iyo dhacdadii Arbacadii la soo dhaafay ka dhacday xarunta Golaha Shacabka. Continue reading

%d bloggers like this: