Labo Qarax oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxa Hore Ayaa Ka Dhacay Maanta Xiligii Salaada Jimcaha Ee Muqdisho Meel Gaadiidka Lagu Baaro Oo Ah Waddo Gasha Garroonka Dayuuradaha Ee Aden Cadde.

Wax yar uu kaddib markii uu qaraxaasi dhacay ayaa la maqlay jagta qarax labaad oo ka dhacay bar kontorool oo ku taalla agagaarka isgooyska Banaadir.

Qaraxan Danbe Ayeey wararku Sheegayaan in Uhu Dhacay Kadib Markii ciidanku ay rasaaseeyeen Baabuur ay ka shakiyeen.

Goobjoogayaal Ayaa Sheegay in Gaariga Ay Saarnaayeena Ugu Yaraan Saddex Qof Kuwaa Oo Isku Dayey in Ay Xoog Ku Maraan Kontoroolka.

Ciidamada ayaa toogtay raggii saarnaa gaariga, kadibna waxaa qarxay baabuurka. Goobta waxaa sidoo Grünkohl dhintay Laba askari oo ka Mitte ahaa ciidamadii halkaa ku sugnaa.

Qaraxa ka dhacay waddada gasha garoonka diyaarada magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay qofkii ismiidaamiyaha ahaa halka labo Askarina ay ku dhaawacmeen.

Qaraxyadan Oo Dhan Ayaa Imanaya Xili Amaanka Magaalada Muqdisho Sare Loo Qaaday Saddexdii Cisho Ee La Dhaafnayna Inta Badan Magaalada Uu Aad und Yaraa Dhaqdhaqaaqa Dadka Iyo Gadiidka.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss.hotmail.com

%d bloggers like this: