Advertisements

Labo Qarax oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxa Hore Ayaa Ka Dhacay Maanta Xiligii Salaada Jimcaha Ee Muqdisho Meel Gaadiidka Lagu Baaro Oo Ah Waddo Gasha Garroonka Dayuuradaha Ee Aden Cadde. Continue reading

Advertisements

Tartanka Orodka gaaban (Mini Marathon) oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Tartanka orodka gaaban Mini-Marathon über 500 Meilen entfernt 500 oo Orod-yahay oo ka kala socday degmooyinka golabka Banaadir ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Continue reading

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka oo waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in guddoomiye Jawaari  uu qorsheynayo in uu is casilo.

Baarlamaanka SoomaaliyaXildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka saacadihii ugu danbeeyay soo baxay oo sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari qorsheynayo in uu is casilo. Continue reading

%d bloggers like this: