Xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka ka dhanka ah guddoumiyaha Golaha Shacabka oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magalaada Muqdisho ayaa sheegay in Taliyeyaasha ciidamada aanay dhex dhexaad ka aheyn xaalada siyaasadeed ee uu dalka galay.
Xildhibaanada Ayaa Sheegay in Ilaaladii Guddoumiye Jawaari La Xiray, Taasna AY Tahay Armin Xadgudub Ku Ah Xurmadiisa, Waxaana Ay Ku Baaqeen in Loo Soo Celiyo Cidamadii Laga Qaaday.
Sidoo kale Xildhibaanada ayaa ugu baaqay Xukuumadda in ay faraha kala baxdo arimaha baarlamaanka, isla markaana und sii qaadeyso tallaabooyin xaalada und sii dari karta.
Xildhibaanadan ayaa betiyay eedeynta loo jeediyay Guddoomiye Jawaari ee ahaa in uu xerada qabsaday, hase ahaatee taa betelkeed waxay sheegeen in boqolaal ciidamo und ay dowladda ku soo daadisay waddooeyinka iyo gudaha xarunta baarlamaanka.
Waxaa uu Sheeeen in ciidamadii booliska ee gudaha xarunta baarlamananka ku jiray ay watene bastoolado iyo kantiinado, taasoo looga gol lahaa in lagu jeebeeyo xildhibaanada sida ay hadalka u dhigeen.
Ilaalada Guddoumiye Jawaari Ayaa Lagu Eeedeeyay in ay ka qeyb qaateen Arbushaadii Shalay ka Dhacday Baarlamaanka, Kaddibiye Marki Iyagoo Hubeysan AY Galeen, Waxaana Cidamada Ilaalada Qaarkood La Xiray, Kuwa Kalena Lagu Amray Inay Xarunta AY Ilaalinayaan Ka Soo Tagaan.
Xisadaya und Ya Xhuaysaa Baarlamaanka Yao Xukuumadda Ayaa Cirka Isu Shararertay, Waxaana Wali la Helin Wax xal ah, Iyadoo Labada Dhinac ay Hawada isu marinayaan Hadalo culus.
SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.