Taliyaha Ciidmada xoogga dalka Soomaaliyeed oo sheegay in Ciidamadii rabshada ka sameeyay Golaha Shacabka la qabqabtay.

Taliyaha ciidmada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. C / wali Jaamac Xuseen Gorod Ayaa ka hadlay dhacdadii shalay ee xarunta Golaha Shacabka, taasi oo sababtay in uu baaqdo kulankii Baarlamaanka.

Taliyaha Ayaa Sheegay in Balantu Aheyd in Aysan Cidamadu Gudaha und Galin Xarunta Ama Wachs Saamey Ah Ku Yelan Khilaafka Baarlamaanka Balse und Galeen Shalay Xarunta Cidan Hubeysan Oo Aanan La Ogeyn.

Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa markii ay arintaasi ka krieg heleen ku baxay oo tagay xarunta, waxayna ciidamada ka codsadeen im halkaasi ka soo baxaan, balse ay ka dhega furesteen.

Wuxuu tilmaamay in maalintii iyadoo la ilaalinayo xasiloonida aan wachs talaabo ah laga qaadin ciidamada ..

Sidoo kale wuxuu sheegay in ay kulan deg deg ah yeesheen oo ay yiraahdaan Baarlamaanka wuu baaqday, und nabad ahna markii dambe xarunta looga soo saaray, si aysan und dhicin arbushaad xilligaasi dhacda.

Gen. Gorod ayaa xusay in ay gacanta ku soo dhigeen ciidamadii amar diidada sameeyay, kuwa kelana weli ay maqan yihiin, isaga oo xusay in ay xogta ku heleen ciidamo kale oo Männlich shi dyhu dhuunteen, kuwaasina lagu daba jiro.

Wararka aan Helnay waxay sheegayaan inay jiraan ciidamo Grünkohl oo aan ka Mitte aeyn ciidamada Qalabka Sida oo laga yaabo inay ku gambadeen ciidamada, iyaggana waan oggaaneynaa, waana soo qabaneynaa, hadda arrinta si nabad ah ayey ku dhammaatay, xasilooni ayaa jirta, Wachs dhibaato ah ma jirto, ciddii isku dayda inay ka boodaan sharuucda dalka tallaabo fiican oo munaasib ku ah ayaa laga qaadi doonaan “ayuu mar kale yiri Gen Gorod.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Oo shalay gelinkii Dambe Warbaahinta Kula Hadday Magaalada Muqdisho Ayaa Sheegay in Gudaha Xarunta Golaha Shacabka und Galaktisch 11 Askari Oo Keliya, Balse Aanay Jirin Cidan Badan Oo Uu Watiay.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: