Golaha ammaanka oo isku raacay in la kordhiyo taageerada AMISOM.

 

Golaha Ammaanka oo Arabacadii shayay yeeshay kulan ayaa waxaa ay falanqeeyeen wierarada xoogagga ururka Al-shabaab ee ka dhanka ah fariisimaha ciidamada Midowga Afrika ee AMIOSM gaar ahaan kuwa Uganda und ku leeyihiin Gobolada dalka.

Laba nin oo ka tirsan Shabaab oo kaxeynayay gawaara laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa 1-dii bishan April isku qarxiyay Saldhiga ciidamada AMISOM ee degaanka Buulo-Mareer oo Gobolka Shabeellaha Hoose.

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Ayaa Waxa ay Tusaale und Soo Qaateen Weerarkaasi, Waxayna Tilmaameen in Falkaasi und Aa Auga Xun Yihiin oo Aysi Wadajir ah u cambaareynayaan.

“Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa xaqiiiyyay in argagixisada dhammaan qaabkeeda iyo muuqaalkeed ka dhigan yahay mid ka mid ah kooxaha ka soo horjeeda nabadda adduunka iyo ammaanka, waxaan ka xunnahay weerarkii dhcay 1-dii bishan, talaabo sibedel ah ayaa jiri donta” ayaa lagu yiri qoraal ka Soo Baxay Golaha.

Waxay hoosta ka xariiqen Golaha baahida loo qabo in der keeno dembiileyaasha, qaban qaabiyeyaasha, maal-galiyeyaasha iyo kafaalad-qaadayaasha ficilladan, taasi bédelkeeda ayay isku raaceen in ay kordhin doonaan taageerada dhaqaale ee ay siinayaan ciidamada AMISOM, und ein yareyayaan weerarada khatarta leh ee Al-Shabaab.

Golaha ammaanka ayaa waxaa ay sheegeen in ay und mahadcelinayaan dhammaan hawlwadeenada caalamiga ah ee ka shaqeynaya inay nabad io xasillooni ka dhalato Soomaaliya.

Ururka Al-Shabaab Ayaa Waxaa und Sheeeen Weerarkii Buula Mareer in Ay Ku Dileen 59 Askari Oo AMISOM Ahaa, Balse Dowladda Uganda Oo Dagaalkan Uu Qabsaday Ciidankooda Ayaa Waxaa Ay Betisayay Warkan, Waxayna Tilmaamtay in ay Dishay 22 Shabaab ah.

SomaliSwiss New York

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: