Posted on April 5, 2018 by SomaliSwiss

Taliyaha ciidmada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. C / wali Jaamac Xuseen Gorod Ayaa ka hadlay dhacdadii shalay ee xarunta Golaha Shacabka, taasi oo sababtay in uu baaqdo kulankii Baarlamaanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha Ciidmada xoogga dalka Soomaaliyeed oo sheegay in Ciidamadii rabshada ka sameeyay Golaha Shacabka la qabqabtay.
Posted on April 5, 2018 by SomaliSwiss
Xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka ka dhanka ah guddoumiyaha Golaha Shacabka oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magalaada Muqdisho ayaa sheegay in Taliyeyaasha ciidamada aanay dhex dhexaad ka aheyn xaalada siyaasadeed ee uu dalka galay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanno dalbaday in dib loo soo celiyay ciidamadii Ilaalada u ahaa guddoomiye Jawaari
Posted on April 5, 2018 by SomaliSwiss
Â

Golaha Ammaanka oo Arabacadii shayay yeeshay kulan ayaa waxaa ay falanqeeyeen wierarada xoogagga ururka Al-shabaab ee ka dhanka ah fariisimaha ciidamada Midowga Afrika ee AMIOSM gaar ahaan kuwa Uganda und ku leeyihiin Gobolada dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha ammaanka oo isku raacay in la kordhiyo taageerada AMISOM.
Posted on April 5, 2018 by SomaliSwiss
Â

Madaxwenaha dalka Mareynkanka Donal Trump ayaa saxiixay xaalad deg deg ah oo looga dan leeyahay in lagu kordhiyo weerarada dhanka cirka ah ee ka dhanka ah Maleeshiyada Al-Shabaab,sidoo kalena lagu ciribtiro kooxaha Burcad badeeda ee qatarta ku ah amniga marin biyoodka dalka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Mareynkanka oo muddo kordhin u sameeyay howlgalada ka dhanka ah Argagixisada Al-Shabaab iyo Bucad badeeda.
Posted on April 5, 2018 by SomaliSwiss
Dowladda Australia ayaa sheegtay in dalalka Soomaaliya, Koonfurta Suudaan iyo Iiraan ay ka saartay Liiska waddamada codsan kara mashruuca Bani’adamnimo ee dadka Soo galootiga ah ay dib u dejinta uga helayaan Dalkaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Australia oo sheegtay in qaxooti ahaan u qaabili doonin dadka ka soo jeeda Soomaaliya, Koonfurta Suudaan iyo Iiraan.
You must be logged in to post a comment.