Advertisements

Guddoomiye Jawaari oo beeniyay in uu maanta is hortaagay kulankii ay yeelan lahaaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in ciidamo isaga taabacsan maanta xoog kula wareegeen xarunta Golaha Shacabka.


“Waxaan idin weydiinayaa 11 Askari oo dhar cad ah meel lagu qabsan karaa, Jawaari ayaa qabsaday Xarunta Golaha Shacabka waxay la mid tahay, madaxweynaha ayaa qabsaday Villa Soomaalia, maxaa yeelay xarunta Golaha Shacabka Anitaa ka taliya” ayuu yiri Jawaara oo intaas ku wateray Sheegaya in Uq Qabsaday Xarunta Bailamanka Ay Yihiin Kwu Ay Faafiyeen Xildhibaanada Isaga Horjeeda.

Jawari oo soo hadal qaaday eedeyn uga schüchtern taliyayaasha ciidamada ayaa sheegay in taliyeyaasha uu saaran yahay culeys kaga imanaya Xukuumada, ayna mudan yihiin in lou dulqaato, wuxuuna xusay in uu dawhir jeer kala hadlay inyarimaha siyaasada faraha kala baxaan.

Guddoumiye ku-xigeenka koowaad C / wali Muudeey io xildhibaano baan ayaa ku eedeeyey gudoomiye Jawaar iyo ku xigeenkiisa labad Mahad Cawad in aa maanta xooo kula wareeen xarunta Golaha Shacabka islamarkaana tahay in tallaabo laga qaado.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: