Advertisements

Fadhiggii lagu ballasanaa ee Baarlamaanka Golaha Shacabka ee Mooshinka ka dhanka ah guddoomiye Jawaari oo maanta baaqday.

Baarlamaanka.jpeg1Waxaa muuqato maanta in uusan dhicin fadhiggii lagu ballasanaa xarunta Golaha Shacabka ee Mooshinka ka dhanka ah guddoumiyaha Baarlamaanka, ayaa dhinaca kale waxaa soonaya kulami gooni gooni ah oo ay Muqdisho ku leeyihiin xildhibaannada iska soo horjeeda.

Kulankii Golaha Shacabka ee maanta ayaa ku soo dhamaaday fowdo iyo buq kaddib markii xildhibaannada halkaa isugu tagay dhinac walba oo ka mid ah aysan und suurta-galin uu Ajandihiisa horgeeyo Golaha oo lagu arkayay ciidamo und hubeysan oo isugu jiray kuwa Amniga sugaya iyo ilaalada guddoonka Baarlamaanka.

Xildhibaannada qaarkood oo la haddlay warbaahinta ayaa dhinac walba kann kale ku eedeeyay in ay qalqalgaliyeen Amaanka Golaha.

Warar ay heshay Online-ayaa Sheegaya in xildhibaannada ka soo horjeeda Guddoomiyaha Golaha Shacabka isu uruursanayaan qabashada kulan sida hadalka loo dhigay ay xasaasanada ama kalsoonida kala noqonayaan Guddoomiye Jawari und ao ku eedeynayaan in uu ku tuntay jirintaan Baarlamaanka.

Laikain Dhinaca Kohl Xildhibaannada Diidan Mooshinkan Ayaa Warbaahinta Sie Sheegay in Saakay La Geeyay Xarunta Golaha Shacabka ciidamadii Ilaalada Madaxooyada Soomaaliya Islamarka Wasaarrada Am Tag des Tages in einem Gudaha und Galladan Fadhigga.

Mealaha Waxaa la leeyahay waxaa jiray jir dil iyo hantadaad lagula kacay qaar ka mid ah wariyayaashii halkaa und tagay in ay soo tabayaan wararka sansan kilanka Golaha shacabka oo ciidamadu und adeegsanayeen hub iyo rasaas kor roodiyay.

Ilaa iyo hadda ma jiro Wachs Krieg ah oo ka soo baxay mas’uuliyiiinta ugu sareysa dalka gaar ahaan madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo la xiriira xiisada Baarlamaanka.

Isku soodka dka ijo gadiidka caaşimada ayaa wali xaddidan oo maalaah qaar magaalada looma ogala in ay gadıidku isticmaalaan.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: