Advertisements

Magaalada Muqdisho oo caawa ah ka dhacay Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac.

Warar naga soo gaaraya Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu halkaa goor dhaw oo caawa ah ka dhacay Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac. Continue reading

Advertisements

Guddoomiye Jawaari oo beeniyay in uu maanta is hortaagay kulankii ay yeelan lahaaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in ciidamo isaga taabacsan maanta xoog kula wareegeen xarunta Golaha Shacabka.


Continue reading

Fadhiggii lagu ballasanaa ee Baarlamaanka Golaha Shacabka ee Mooshinka ka dhanka ah guddoomiye Jawaari oo maanta baaqday.

Baarlamaanka.jpeg1Waxaa muuqato maanta in uusan dhicin fadhiggii lagu ballasanaa xarunta Golaha Shacabka ee Mooshinka ka dhanka ah guddoumiyaha Baarlamaanka, ayaa dhinaca kale waxaa soonaya kulami gooni gooni ah oo ay Muqdisho ku leeyihiin xildhibaannada iska soo horjeeda. Continue reading

%d bloggers like this: