Advertisements

Prof. Jawaari oo sheegay in Madaxweynuhu uu ku guuldareystay in uu dhax galo dhinacyada is khilaafsan.

jawaari.jpg4Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Warbaahinta Sie Sheegay in Madaxweynaha Uu Ku Guuldareystay in Uu Dhaxdhaxaadiyo Dhinacyada Uu Khilaafku und Dhaxeeyo Ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Jawaari Ayaa Sheegay in Halkii Uu Ka Filayay Madaxweynaha in Uu Arintan Soo Dhaxgalay Qaab Odeytimo Uu Isaga Ka Daladay in Uu ist Casilo, Taasoo Ah Ayuu Yiri Arin Gardaro ah.

Madaxweynaha waa uu ku guuldreastay in dhaxdhaxaadiyo dhinacyada ist khilaafsan ee Golaha Shacabka, waxey aheyd in sharciga la raaco amarintan loo galo qaab odey-nimo ah, laakin ma datei in Anniga la ii soo jeediyo in ist casilo ” ayuu yiri Prof Jawaari .

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayuu ku eedeeyay Prof Jawaari in uusan dhaxdhaaxaad ka aheyn khilaafka und dhaxeea labada dhinac, isaga oo sheegay in uu fasaxay qabashada kulanka maalinta Berri ah, halkii loo baahnaa in uu ku soo afjaro khilaafka labada garab muddo 10 cisho ah.

Bulshada Soomaaliyeed waxaa ogeysiineynaa in madaxweynuhu uusan dhaxdhaxaad ka aheyn khilaafka Baarlamaanka, isaga oo fasaxay in kulanka maalinta Berri ah uu dhaco, guud ahaan shacabka Soomaliyed waxaa ku wargalineynaa in wixii cawaaqib ah oo ka dhasha kulanka maalinta Berri ah uu qaadi doono mas’uuliyadeeda madaxweynaha Soomaaliya.

Xukuumadda Soomaaliya ayuu Sheegay in ay gibtay waajibaadkeedii shaqo ee loo idmaday sidaa hat einen Loa baahan yahay ayuu yiri in einem Meesha ka baxdo.

“Waa Qariib in Xukuumadda ay Dhahdo Lama Shaqeyn Karo Guddoonka Baarlamaanka, Inaan Ayaga und Shaqeeyo Miyay Rabaan, Waxaa Rabaa in Aa Qeexo Arrin Dastuuri Ah Anaga Uma Jaoogno inaan und Shaqeyno Xukuumadda, Wada Shaqeyn Ayaa Naga Dhaxeyso, Aniga ist Casili Maayo, Iyada ha ist casisho “ayuu yiri guddoumiye Jawaari.

Guddoumiye Golaha Shacabka aya kulanka maalinta Berri ah ku tilmaamay Mitte sharci darro ah.

Shirka jaraa’id ee guddoomiyaha ayaa muujinaya in ay meesha baxday waan-waantii madaxweynahawa dowladda Soomaliyah Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ist ein hässliches Mädchen, das sich in der Nähe von Shakabka befindet.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: