Madaxweyne Farmaajo oo maanta shir gudoominayey Kulanka Guddiga Amniga Qaranka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Ayaa Maanta Shir Gudoominayey Kulanka Guddiga Amniga Qaranka Soomaaliyeed, Waxaa diirada lagu saarayaa sida ay inoo xaqiijiyeen Ilo Kuha dhaw dhaw Madadooyada Arrimaha Amaanka magaalada Muqdisho oo maalmihii ugu dambeeyay ay falal sii xumaanayay.

Guddiga Amniga Qaranka oo ka kooban Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirada Arrimaha Gudaha, Amniga, Gaashaandhigga, Cadaaladda, Gudoamiyaha Gobolka Banadir iyo Taliyayaasha Ciidamada ayaa la filayaa in ay soo saaraan Qodobo ku aadan Amniga magaalada Muqdisho.

Shirkan oo todobaadkiiba mar yeshaan guddigan ayaa todobaadyadii dumbo dambeeyay sida la sheegay und baaqday arrimaha Khilaafka Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo algu mashquuay.

Ugu dambeentii Kulanka Guddiga Amniga Qaranka ayaa waxaa laysku dhaafsado xogaha la xiriira dhinaca ammaanka iyo heulen galata walow aan laga soo sarin warbixino iyo goaaamo.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: