Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya oo maanta tegay Magaaladda Garoowe.

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa maanta tegay Magaaladda Garoowe, waxaana ku weheliyay safarkiisa ku xigfeenka Maxkamdda sare iyo xubno Ka socday Hay’adaha garsoorka, garoonka diyaardahana waxaa ku soo dhoweeyey Guddoomiye ku xigeenka Maxkamada sare ee Dowlad Goboleedka Puntland, Xeer Ilaaliye Ku Xigeenka, Laamaho Garsoorka, Saraakiil Ka Socotay Taliska Ciidanka Asluuba Iyo Xubno Ka Socda Jaamacadaha Garoowe. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo maanta shir gudoominayey Kulanka Guddiga Amniga Qaranka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Ayaa Maanta Shir Gudoominayey Kulanka Guddiga Amniga Qaranka Soomaaliyeed, Waxaa diirada lagu saarayaa sida ay inoo xaqiijiyeen Ilo Kuha dhaw dhaw Madadooyada Arrimaha Amaanka magaalada Muqdisho oo maalmihii ugu dambeeyay ay falal sii xumaanayay. Continue reading

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya.

Khilaafka Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka oo u muuqday mid sii kordhaya wixii ka danbeeyay Sabtidii aynu soo dhaafnay kaddib Markii madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu dib u dhigay kulan ay yeelan lahaayeen xildhibaannada iska soo horjeeda, Ayaa mar kaliya saacadihii ugu danbeeyay ee maanta cirka isku Shareray. Continue reading

Wasiirka Maaliyadda Federaalka Soomaaliya oo sheegay in ay hirgashay canshuurta Gadista….

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaalieya C / raxmaan Ducaale Beyle oo Shir Jaraa’id maanta ku qbtay Xafiiskiisa ayaa sheegay in ay hirgashay cashuurta Gadista, isagoona und mahad celiyay Ganacsatada Soomaliyed uu sheegay inay Laf thabar u yihiin Dhaqaalaha dalka. Continue reading

Prof. Jawaari oo sheegay in Madaxweynuhu uu ku guuldareystay in uu dhax galo dhinacyada is khilaafsan.

jawaari.jpg4Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Warbaahinta Sie Sheegay in Madaxweynaha Uu Ku Guuldareystay in Uu Dhaxdhaxaadiyo Dhinacyada Uu Khilaafku und Dhaxeeyo Ee Baarlamaanka Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: