Xildhibaannadii Golaha Shacabka ee waday moshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa shaaciyay in aysan jirin ka tanaasulid ku aadan mooshinkii ay wadeen.
Maalmihii und dambeeyay ayaa waxaa socday dadaalla doonayay in lagu dhameeyo khilaafka ka dhax taagan golaha Golaha Shacabka Soomaaliya, walow mudanayaasha baarlamaanka und whao mooshinka ay ku adkeysanaya in mooshinka la mariyo sharkiyada oo la horgeeyo Baarlamaanka.
Maanta oo Isniin ah ayuu Qorshuhu ahaa in ukulanka Golaha Shacabka für eine laakwaxa warku uu sheegayaa in ay jiraan cilado farsamo, taasi ayaana baajisay kulankiii Baarlamaanka, sida ay in oo xaqiijiyeen Xildhibaano ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.
Wali Waxaa Soconaa Dadaalo ah in Kuta Baarlaamaanka Uu Dhaco Maalinka Arbacada Ah, Ee Fooda Inagu Soo Haayso Inakstoo Xildhibaanada Mooshinka Wada und Dadaalo Dheeraad Ah Ku Bixinayaan Sidii Maalinkaasi Mooshinka und Ugu Gudbin Lahaayeen Mudanayaasha Baarlamaanka.
Qaa ka Mitte ah Xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Sheegay in Madaxweynaha Uusan Wali la Hadlin Xildhibaanada Mooshinka Wado Wachs inaasi Ku Darinne in Uusan sharci und Lahain Madaxweyne Farmawajo in der Buriyo Mooshinka Wala ay Ku adkeysanayaan in Mooshinka la Horgeeyo Baarlamaanka.
Madaxweynahe Maxamed Cabdullaahi Farmayajoayaa Dhawaan baajiyay fadhigii baarlamaanka ee la doonayay in looga doodo labo Ajando, das soo horjeeday, kaasoo si weinen looga baqdin qabay inuu sababo gacan ka hadal dhax mara Xildhibaanada.
SomaaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.