Ergayga gaarka ah ee Midowga Africa ee Soomaaliya oo ku amaanay Ciidamada Midowga Africa Geesiyaal gutay Waajibaadkooda.

 

Ergayga Gaarka ah Ahna Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Eee Soomaaliya, Francisco Caetano Madeira, Ayaa Ku amaanay Ciidamada Midowga Africa Ee Ku Gugolka Shabeellaha Hoose Sida Aya Hortage Isa hor imaad ay Maleshiyada Al-Shabaab ay Kula Galeen Gobolkaasi.

Ciudamada oo si adag u dagaalamay ayaa ku guuleystay iny dib u celiyaan Kooxda Argagixisada Al-Shabaab oo weeraro ist xig-xiga ku qaaday deegaanada Buula-mareer, Golweyn iyo Qoryooley oo dhammaantood ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose.

War ka Soo Baxay AMISOM Ayaa Lagu Sheegay in der Woche Xagjiriinta Weerarkooda ay ku Bilaabeen Qaraxyo, Waxaana der Bur Buriyay Labo ka Mid ah Gawaari ay ka Soo Buxiyeen Walxo Qarax, Sidoo Grünkohl Ciudamada Ayaa der Waereagay Nuucyo Kale Duwan OA Hub ah oo Maleeshiyada ay ku Dagaalamayin.

AMISOM, Ayaa Sheegtay in Weerarka Kaga Dhinteen Afar Askari, Halka Lix kalel Dhaawacyo Fudud AY Soo Gaareen, Waxaana Madaxda AMISOM AY Ku AMAANEN Sida Geesinimada Leh AY Maleeshiyada Al-Shabaab-Hagedorn eine Hure Nafooda.

“Waan ku faraxsanhay Ciidamadeena geesiyada ah, kuwaasi oo aan ka daaleyn sii wadida ine ka taqalusaan Kooxda Argagixisada si ay nabad io Xasilooni sou celiyaan Soomaaliya,” ayuuyiri Herr Madeira.

SomaaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: