Dowladda Uganda oo sheegtay in 22 ka tirsan Al-shabaab ku dileen weerarkii shalay Buula-Mareer.

Saraakiisha ciidamada difaaca Uganda ayaa sheegay in Ciidamadooda ay dileen 22 ka tirsan dagaalyahannada ururka Al-Shabaab, kadib dagaal shalay barkhadii ka dhacay degaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Waxaa und Sheegeen in Labo Ruux oo Ismiidaamiyayaal ah Gadiid Ku Soo Weeraren Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamadooda Deegaanka Buula-Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Saraakiisha ciidamada Uganda ee ku sugan gudaha Soomaaliya ayaa sheegay in weberarkasu uu ahaa mid aad u xoogan, islamarkaana uu ahaa weerar ay kol horeba ciidamadooda ka krieg hayeen.

Wuxuu talisku Sheegay in Weerarka Looga Dilay Afar Askari, Lix Kalena Looga Dhaawacay, Dhaka Shabaab Ayauu Tilmaamay in Aa ka dileen ilaa 22 Tage, Warburin uu Siiyay wakaaladda wararka ee Reuters.

“Siddeed ka mittlere ah gawaridooda oo ay ku jiraan laba gaari oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa la bur buriyay, sidoo kale Qoryaha dagaalka ayaan kala wesegay, khasaraha dhimasho ee aan wuxuu ahaa mittel und a xoogan.” Ayaa lagu yiri qoraalka ay bixiyeen.

Soomaaliya waxaa ku sugan Ciidamo ka tirsan Midowga Afrika ee AMISOM, oo ka kala socda dalalka Uganda, Burundi, Itoobiya, Kenia Iyo Jabuuti, Wachsweiler, der sich in der Kaaba befindet, ist ein Dagalka Ka Dhanka ah ururka Al-Shabaab.

SomaaliSwiss Kampala

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: