Ergayga gaarka ah ee Midowga Africa ee Soomaaliya oo ku amaanay Ciidamada Midowga Africa Geesiyaal gutay Waajibaadkooda.

 

Ergayga Gaarka ah Ahna Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Eee Soomaaliya, Francisco Caetano Madeira, Ayaa Ku amaanay Ciidamada Midowga Africa Ee Ku Gugolka Shabeellaha Hoose Sida Aya Hortage Isa hor imaad ay Maleshiyada Al-Shabaab ay Kula Galeen Gobolkaasi. Continue reading

Xildhibaanada keenay mooshinka ka dhanka ah guddoomiye Jawaari oo sheegay in aysan wali ka tanaasulin.

 

Xildhibaannadii Golaha Shacabka ee waday moshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa shaaciyay in aysan jirin ka tanaasulid ku aadan mooshinkii ay wadeen. Continue reading

Dowladda Uganda oo sheegtay in 22 ka tirsan Al-shabaab ku dileen weerarkii shalay Buula-Mareer.

Saraakiisha ciidamada difaaca Uganda ayaa sheegay in Ciidamadooda ay dileen 22 ka tirsan dagaalyahannada ururka Al-Shabaab, kadib dagaal shalay barkhadii ka dhacay degaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Continue reading

Duqeymo ka dhacday dulleedka magaalada Kismaayo oo la sheegay inayku dhintay dad rayid ah.

Diyaarad dagaalWararenka imanaya deegaan lagu magacaabo Kaamjiroon oo 25km Dhinaca Galbeed uga beegan magaalada Kismaayo ayaa Sheegaya in Duqeyn shalaya ka Dhacday ay ku dhinteen saddex Ruux oo rayid ah halka Afar ruux kalana ay ku dhaawacmeen dadakan oo dhamaantood ka soo jeeda hal Qoys. Continue reading

%d bloggers like this: