Advertisements

Xoghayaha Xafiiska Golaha Shacabka oo beeniyay in Guddoomiyuhu uu doonaayo inuu iscasilo.

Xoghayaha Baarlamaanka

Xoghayaha Xafiiska Golaha Shacabka ayaa beeniyay in Guddoomiye Jawaari uu doonaayo in uu iscasilo, xilli saacaddihii la soo dhaafay ay soo baxayeen wararkaasi.

Qoraal ka soo baxay xafiiska gudoomiye Jawaari oo uu ku saxiixnaa Xog-hayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaas been abuurka ah oo saacadihii la soo dhaafay hareeyay baraha bulshada.


War in

SomaliSwiss      Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: