Advertisements

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo xalay kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeeray qaar ka Mitte ah degmooyinka gobolka Banaadir, isagoo und kuurgalayy hawlaha ciidanka ammaanku und nabadgalyada bulshada ku ilaalinayaan.

Kormeerka waxaa Ra’iisla waaarau ku wehliyey Guddoomiyaha golokka Banaadir ahna duqa Muqdisho, ku xigeenadiisa, Taliaha ciidanka Booliska iyo wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha.

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa dadka ganacsanayey xilliga hadkii ka waraysanayay, nolosha magaalada, waxanaana uu ciidamada ku dhiiri galiyey inay adkeeyaan halwgalada ka dhanka ah Argagixisada,

Taliyeyaasha ciidanka Booliska ayuu Ra’iisul Wasaare Kheyre kulan kula yeeshay Xeebta Liido, kaas oo ku aadanaa sidii hawlaha nabadgalyada loo xoojin lahaa.

Mudane Xasan Cali Kheyre Iyo Masuuliyiinta Wehlinayey Ayaa Si Gaar Ah und Kormeeray Degmooyinka Xamar Weyne Iyo Shibis, Waxaana Sidoo kale Xeebta Lido Ay Kula Caweeyeen Bulsho Halkaasi Ku Sugneyd Oo Si Nabad ah Waqti Ugu Qaadanayey Xeebta.

SomaliSwiss        Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: