Advertisements

R / Wasaaraha Xumadda Soomaaliya oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya.

R / Wasaaraha Xumadda Soomaaliya Md Xassan Cali Kheyre Ayaa Kormeer Shaqo Ku Tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dalka Kadib Guil ay Wasaaaraddu ka soo hooysay Dakhliga gudaha Sadexdii Bilood ee la soo dhaafay.

Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa ku guuleysatay in sare loo kiciyo Dakhliga Dowladda soo gala taasoo Sadexdii bil ee lasoo dhafay ay noqotay mid aad uga sareysa sanadihii hore Dakhliga soo xaroonjiray.

R/wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa madaxda Wasaaradda Maaliyadda ka dalbaday in ay xooga saaraan uruurinta Canshuuraha Barriga iyadoona Wasiirka Maaliyadda Somaliya Dr C/raxmaan Beyleh uu balan qaaday howshaas in si wada jir ah loo qabanayo.

Wasiir Bayleh ayaa timaamay in ay socoto howsha Canshuuraha islamarkaana waxa uu cadeeyay Wasiirku amaanta in ay mudanyihiin shaqaalaha ku howlan arinkaas.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa maalmihii la soo dhaafay waxay si xowli ah diirada usaareysay sare u qaadida Dhaliga kudaha oo la doonayo in uu kor uga koco sidii uu ahaa.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

 

Advertisements
%d bloggers like this: