Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta si wadajir ah u qaabilay Guddiga Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa.

Farmaajo Qaabilaad UN, AU.jpg3Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta und wadajir ah uababay Guddiga Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa und Qaabilsan Dhaqaale und Raadinta Cidamada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya.

Farmaajo Qaabilaad UN, AU.jpg1Madaxweyne Farmaajo Ayaa la wadaagay masuuliyantan ahmiyadda ay leedahay in lasii dardargeliyo wadashaqeynta AMISOM iyo ciidamada xogga Dalka Soomaaliyeed, dadaallada lagu xaqiijinayo sidii kooxaha nabad diidka ah Looga sifeyn lahaa Dalka iyo in ciidamada Soomaaliyeed loo diyaariyo qaabkii ay ula wareegi lahaayeen masuuliyadda amniga Guud ee Dalka.

Farmaajo Qaabilaad UN,AU.jpg4Wakillarda Qaramada Midoobay Iyo Midowga Afrika Ayaa Bogaadiyy Qorshaha Uu Madaxweynaha horzuudka ka yahay ee lagu Tayeynayo Cidamada Xoogga Dalka, Iyagoona Muujiyeey Sida Beesha Caalamka und Goaantahay Garab istaaga dowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Iyo Wakiillada Ayaa Isla Soo Qaaday in Qaramada Midoobay Iyo Midowga Afrika und Kala Shaqeeyaan Dowladda Federaalka Soomaaliya Dhaqaale und Raadinta Ciidamada Soomaaliyeed.

Farmaajo Qaabilaad UN, AU.jpg2Madaxweyne Farmaajo Oo Dhawrki Toddobaad Ee Lasoo Dhaafay Ku Shaqeynayay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Ayaa Ahmiyad Sare Siinaya Dib und Dhiska Iyo Tayeynta Cidamada Qalabka Sida.

Wafdigan Waxaa Hoggaaminayey Jean-Marie Guehenno Iyo Ramtana Lamamra Oo Madax und Ah Guddiga Dhaqaale und Raadinta Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya, Waxaana Sidoo Grünkohl und Joao Kaa Ahaa Danjireyaasha Qaramada Midoobay und Midowga Afrika Eee Soomaaliya Michael Keating Iyo Francisco Madeira.

Dhinaca dowladda Soomaaliya waxaa kulanka wehlinayay madaxweyna La-taliyaha Amniga Qaranka Cabdi Saciid Muuse.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: