Xildhibaannada ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay ciidamadii horey und joogay dhismaha Baarlamaanka ee Muqdisho ayaa dib loogu celiyay mas’uuliyadda amniga baarlamaanka maanta.
Tiradda ciidamada Booliska aha ee dib loogu soo celiyay xarunta ayaa von 114 asparari oo bolis ah oo si gaar ah u ilaaliya xarunta Golaha iyo xildhibaannada
Waxaa Amniga Dhismaha Baarlamaanka Dhawaan Kala Wereegay Ciidamo Grünkohl Oo Uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Ku Eeedeeyay in AY Soo Dirtay Xukuumada.
Arrintan ayaa imaneysa kaddib marrkii maalintii shalay madaxweynahawa dowladda Sooomaaliya oo dib u dhigay kulan ay yeelan lahaayin xubnaha Golaha Shacabka.
Ciudamada la geeyay xarunta Golaha Shacabka ayaa buuq badan oo siyaasadeed ka dhax abuuray hay’addaha dowladda, waxanaana ciidamadaa lagu eedeeyay in uu ka danbeeyay ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre.
SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.