Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta si wadajir ah u qaabilay Guddiga Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa.

Farmaajo Qaabilaad UN, AU.jpg3Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta und wadajir ah uababay Guddiga Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa und Qaabilsan Dhaqaale und Raadinta Cidamada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya. Continue reading

R / Wasaaraha Xumadda Soomaaliya oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya.

R / Wasaaraha Xumadda Soomaaliya Md Xassan Cali Kheyre Ayaa Kormeer Shaqo Ku Tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dalka Kadib Guil ay Wasaaaraddu ka soo hooysay Dakhliga gudaha Sadexdii Bilood ee la soo dhaafay. Continue reading

Dawladda Hoose ee Muqdisho oo maanta furtay tartan Qandaraas oo lagu dayactiraayo Degmooyinka G/Banaadir.

 Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo ka dhacday Xarunta Aqalka D / Hoose ayaa maanta laguer furay codsiyo ku saabsanaa Qandaraas dayactire ee xafiisyo loogu adeegi doono dadweynaha ku nool ilaa 6 degmo oo kala ah; (Xamarweyne, Shangani, Shibis, Bondhere, Wartanabadda iyo Cabdicasis). Continue reading

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo xalay kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeeray qaar ka Mitte ah degmooyinka gobolka Banaadir, isagoo und kuurgalayy hawlaha ciidanka ammaanku und nabadgalyada bulshada ku ilaalinayaan. Continue reading

Xoghayaha Xafiiska Golaha Shacabka oo beeniyay in Guddoomiyuhu uu doonaayo inuu iscasilo.

Xoghayaha Baarlamaanka

Xoghayaha Xafiiska Golaha Shacabka ayaa beeniyay in Guddoomiye Jawaari uu doonaayo in uu iscasilo, xilli saacaddihii la soo dhaafay ay soo baxayeen wararkaasi. Continue reading

Ciidamadii horey u joogay dhismaha Baarlamaanka oo dib loogu celiyay mas’uuliyadda amniga Baarlamaanka.

Golaha UmaddaXildhibaannada ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay ciidamadii horey und joogay dhismaha Baarlamaanka ee Muqdisho ayaa dib loogu celiyay mas’uuliyadda amniga baarlamaanka maanta. Continue reading

%d bloggers like this: