Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka qeyb galay Shir weyne u dhaxeeyey Talisyada Ciidanka Africa iyo Mareykanka.

Magaaladda Abuja ee Dalka Nigeria, Ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyey shir Weyne socday muddo seddex Maalin ah, Kaasi oo dhaxeeyey u Talisyadda Ciidanka difaaca Qaaradda Africa iyo Dawladda Mareykanka, waxaana Soomaaliya shirkaasi UGA qeyb Galay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye gaas C / wali Jaamac Gorod. Continue reading

Wasiirka Maaliyadda oo sheegay in Bankiga Aduunka iyo IWF ay ku qanceen qaabka maamulka maaliyadda Somalia.

 

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Oo ka qayb galay shirka looga hadlayay taakulaynta iyo cafinta deymaha Soomaliya ee ku soo dhamaaday Washington DC ayaa rajo ka muujiyay iyo natiijooyinka ka soo baxaya. Continue reading

Magaalada Jabuuti oo kaalimaha hore ka galay Dalxiiska Caalamka iyo dhaqanka ee Sanadkan 2018-ka.

jabuuti.jpg2Dalka jabuuti ayaa kaalimaha hore ka galay Dalxiiska Caalamka, ka dib markii uu Golaha Midowga Yurub u qaabilsan Dalxiiska iyo ganacsiga ay Magaalada Jabuuti u aqoonsadeen caasimadda dhaqanka iyo dalxiiska ee Sanadkan 2018-ka. Continue reading

Somaliland oo warbixin ka bixisay xariga Boqor Buur-Madoow.

Maamulka Somaliland Ayaa Warbixin Ka Bixisay Xariga Boqor Cismaan Buur-Madoow und Xabsiga u Taxaabeen Ciidamada Habeennimadii Xalay. Continue reading

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo kulan wada-tashi ah u qabatay shirkadaha diiwaangeliya dotSO.

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka hat ein Internet-Telefon Dalka (dotSo) ayaa kulan wada-taschi und ein qabatay shirkadaha Soomaaliyeed ee diiwaan-geliya dotSO. Continue reading

Qaxootiga Soomaali ee ku sugan dalka Yemen oo Xaalad xun laga soo sheegay.

Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxaa ay soo saaray qoraal ay kaga hadashay tacadiga Qaxootiga Magangelyo-doonka ah loogu geysto dalka Yemen. Continue reading

Guddoomiye Ku Xigeenka Maamulka G/Banaadir oo maanta xariga ka jaray xarumaha adeegga bulshada Deyniile iyo Dharkeenleey.

Gobolka Banaadir.jpg1Guddoomiye Ku Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Benaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta xariga ka jaray xafiisyada Adeegga ee degmooyinka Deyniile iyo Dharkeenleey ee Gobolka Benaadir. Continue reading

Wasiirka difaaca oo sheegay in uu yahay musharax u taagan xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka

Wasiirka difaaca xukuumadda Soomaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhaawaaqay maanta in uu yahay musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Continue reading

Hey’adda Culimada Soomaaliyeed oo digniin ka soo saartay bandhig faneedyo lagu qaban doono magaalada Muqdisho.

Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa digniin ka soo saaray bandhig faneedyo lagu wado in 20-ka bishan lagu qabto magalaada Muqdisho, iyaga oo ugu baaqay dowladda in la joojiyo. Continue reading

Xilkii guddoomiyaha Golaha Shacabka oo isku soo taagay Wasiirka Tamarta xukuumadda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta Soomaaliya Saaimim Caliyow Ibrow Wasiirka kana tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in uu taagan xilka guddoumiyaha gobolka Shacabka. Continue reading

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta ka hadlay xiisada siyaasadeed ee kala dhaxeeya Soomaaliya.

Anwar Maxamed

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Anwar Maxamed Qarqaash ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee kala dhaxeea Soomaliya, isagoo soo hadal qaaday in heshiiskii Dekada Berbera uu ku yimid ist faham dhex maray dowladdii hore ee Soomaaliya.
Continue reading

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha dalka Masar oo Xalay khadka Teleefoonka ku wada hadlay.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al Sissi ayaa uga mahad-celiyay taagerada joogtada ah ee ay dowladda Masar la garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed. Continue reading

Warbaahinta dalka Mareykanka oo sheegtay in Agaasimaha CIA uu si qarsoodi ah ku tagay Kuuriyada Waqooyi.

Mareykanka WKWarbaahinta Dalka Mareykanka Ayaa Sheegtay in Agaasimaha CIA Mike Pompeo uu si Qarsoodi ah Ku Tagay Kuuriyada Waqooyi Horraantii Sanadkan, Islamarkana uu Wadahadalo Toos ah la yeeshay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un. Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta Kormeer ku tagay kuliyada Jaalle Siyaad.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay Weheliyaan abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Cabdillaahi Cali Caanud, Taliyaha Ciidanka Asluuba S / Guud  Bashirir Maxamed Jaamac (B.Goobe) Iyo Saraakil Kale Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Kuliyadda Jaalle Siyaad Oo AY Xarun u Tahay Cidanka Burundi ee Qaybta ka ah Howl-Galka Nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya. Continue reading

Danjiraha midowga Africa ee Soomaaliya oo ku dhawaaqay dadaaalo adag oo la doonayo in looga hortago qatarta wax-yaabaha qarxa…

Danjiraha midowga Africa u fadhiya Soomaaliya Ayaa Isniintii ku dhawaaqay dadaaalo adag oo la doonayo in Looga hortago qatarta wachs yaabaha qarxa ee ku wajahan ciidamadda amaanka iyo shacabka Somaaliyeed Intaba. Continue reading

Xukuumadda Qatar oo maanta gadiid ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir.

Xukuumada Qadar ayaa maanta Gaadiid ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir si loo dardargeliyo howlaha ka socda dowladda Hoose ee Xamar. Continue reading

Madaxweyne Gaas oo damac ka soo galay hanti aan Soomaali laheyn ee la doonayey in dalka lagu burburiyo.

Gaas.jpg1Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo damac ka soo galay hanti aan Soomaali lahayn ayaa wuxuu sheegay in lacagtii todobaadkii hore dowlada Soomaaliya ay ku qabatay garoonka diyaaradaha Muqdisho qeyb ka mid ah Imaaraadku ugu talagaleen ciidamada ku sugan deegaannada Puntland oo ay tababaraan. Continue reading

Shir madaxeedka 29aad ee Jaamacadda Carabta oo lagu soo gabagabeeyay.

Waxaa magaalada Dammam ee dalka Sacuudiga lag soo gabagabeeyay Shir madaxeedka 29aad ee Jaamacadda Carabatta, Iyadoo laga soo saaray war murtiyed ka kooban dhow qodob. Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay dadaalka loo jiro lagu dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Shirkii Jaamacadda Carabta ee ka Dhacay Magaalaa Dammaam ee dalka Sacuudiga intiuu socday, waxaa dhinac socda dadaalagu dhex dhexaadinayay dalalka Soomaaliya iyo Imaaraadka oo ku saabsan sidii xal looga gaari lahaa mugdiga soo kala dhex galay labada dowladood. Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay xiriirka Imaaraadka Carabta.

Astaanta Qaranka

Dowladda Soomaaliya Ayaa Sheegtay in Imaraadka Caratta und Wadaagaan xiriir xooggan oo siyaasadeed, dhaqaale iyo mid dhaqan oo soo jiray qarniyo, iyadoo Madaxda Soomaaliya und xaqiijiyeen inay go’an tahay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee ka dhaxeea labada dal. Continue reading

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya oo kulamo la yeeshay Madaxda Hay’adda lacagta Aduunka iyo Banka Aduunka.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya oder Duna Maraykanka ayaa kulamo la qaadanaya Madaxda Hay’adda lacagt Aduunka iyo Banka Aduunka. Continue reading

Dowladda Imaaraadka oo sheegtay in ay gabi ahaanba joojisay tababarkii ay siin jirtay ciidamada dowladda Soomaaliya.

 Dowladda Imaaraadka ayaa sheegtay in ay gabi ahaanba joojisay tababarkii und siin jirtay ciidamada dowladda Soomaliya ee ka socday xeryaha ay ku lahayayin gudaha dalka Soomaaliya. Continue reading

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliya oo sheegay in wada hadalo toos ah ay u bilaawdeen Soomaaliya iyo Imaaaraadka Carabta.

Wasiirka A. Dibadda.jpg2

Wasiirka Wasaaradda arimahad dibada Soomaliya Ahmed Caise Cawad oo ku sugan magaalada Dammmaam ee dalka Sacuudiga halkaa oo lagu soo gabagabeeyay shirkii Ururka Jaamacada Caratta ayaa sheegay in wada hadalo thoes ah ay und bilaawdeen Soomaaliya iyo Imaaaraadka Carabta. Continue reading

Madaxweynaha maamulka Puntland oo sheegay in xiriirka Imaaraadka uu qiimo gaar ah ugu fadhiyo Soomaaliya.

Madaxweynaha maamulka Puntland oo shir jaraa’id ku qbtay magaalada Boosaaso ayaa waxba kama jiraan ku tippmaamay in tababarayaal und dhashay dalka Imaaaraadka lagu qashqashaaday garoonka diyaaradaha Boosaaso. Continue reading

Shir 29aad ee Ururka Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmay Magaalada Dammaam ee dalka Sacuudiga.

Waxaa Magaalada Dammaam ee dalka Sacuudiga maanta oo Axaad ka furmay shir madaxeedka 29-aad ee wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta, hat eine gute Laune Looga hadli doono. Continue reading

Ra’iisal wasaare Kheyre oo la kulmay mas’uuliyiinta gobolka Banaadir iyo saraakiisha ciidamada.

Kheyre G.BanaadirRa’iisal wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya Xassan Cali Kheyre, ayaa xalay kulan la qaatay Saraakiisha ciidamada Booliska, iyo Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana kulankaasi goob joog ka ahaa Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow. Continue reading

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin oosi ba’an u cambaareeyey weerarka ay reer Galbeedku ku qaadeen Suuriya.

Präsident Wladimir Putin.

Madaxweynaha Ruushka, Wladimir Putin, ayaa si kulul und cambaareeyey weerarka ay reer Galbeedku ku qaadeen Suuriya oo ay dalkiisa xulufo yihiin.

Warbixin laga baahiyey Telefishanka dawladda ayuu Putin “si adag ugu cambaareyeyy” wierarkaas waxaanu yidhi duqayntna Suuriya waa “fal gardarrocad ah” waxaanu intaa ku wayar in hubka kiimikada und ee la sheegay im waggon magaalada Duuma ee Suuriya todobaadkii hore, ahaa shirqool la Malegay Oo Looga Gol Lahaa im Marmarsii Looga Dhigto Weerar Lagu Qaado Suuriya. Continue reading

Ciidamada ilaalada garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso oo maanta xayireen diyaarad laga leeyahay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta.

Waxaa maanta ciidamada ilaalada garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ay ku xayireen diyaarad laga leeyahay dalka Iskutaga Imaraadka Caratta, sidaas waxaa sheegay mas’uul ka tirsan maamulka Garoonka magaalada Boosaaso. Continue reading

Wasiirka arrimaha dibeda oo la kulmay xoghayaha Ururka Jaamacada Carabta.

Wasiirka Arimaha dibada dowlada Federalka Soomaaliyae Axtmed Ciise Cawad ayaa maanta kula kulmay Dalka Boqortooyada Sacuudiga Xog-hahaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Ahmed Abul Qeyd. Continue reading

Xildhibaannada Baarlamaanka oo isku khilaafsan qofka u tartami karta Kursigii uu banneeyey guddoomiye Jawaari.

Waxaa shalay laga faraxashay khilaaf siyaasadeedkii ka dhashay mooshinkii laga keenay guddoumiyihii xilka iska casilay Prof Maxamed Cismaan Jawaari, mar kale baarlamananka Soomaaliya ayaa wajahaya khilaaf ka abuurmaja qodob sharciyeedka ah cida und tartami karta xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka. Continue reading

%d bloggers like this: