Shacabka dalka Masar oo maanta u dareeray Doorashada Madaxweyninimo ee dalkaas.

Masar Siisi.jpg3Waxaa isha lagu wada hayaa doorashada madaxweyninimo ee manta looga daerearay dalka Masar, waxayna Shacabka Masar kala dooranayan Madaxweyne Abdel Fatah al-Sisi iyohhal musharax oo la tartamaya.

Continue reading

Qarax galabta ka dhacay Isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho.

Qarax.jpg7Warbixin ka soo Baxay qaraxii galabta ka dhacay Isgoyska Sayidka magaalada Muqdisho ayaa Sheegaya in Ugu Yaraan Shan Ruux oo ay ka Mid ahaayen Askari ka tirsan ciidamada dowladda iyo qof ismiidaamiye ah ayaa ku dhintay Qaraxaas. Continue reading

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo xukun ku ridday seddex eedeysane oo ka tirsan Al-Shabaab.

Maxkamadda CiidamadaMaxkamadda derejada 1aad ee ciidamada qalabka ee sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku ridday seddex eedeysane oo ka tirsan Al-Shabaab oo ciidamada amnigu soo qabteen iyagoo walxaha qarxa ku diyarinayay guri ku yaal deegaanka caelasha biyaha ee gobolka Shabeellada hoose. Continue reading

Bankiyada Soomaaliya oo sameystay hay’ad mideysa.

BankiyadaWar-saxaafadeed ka soo baxay midowga Bankiyada Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in la mideeyay guud ahaanba Bankiyada oo la sameeyay hay’ad mideysa. Continue reading

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo ka kala hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka, guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay xarunta madxtooyada Soomaaliya kulan kula qaatay Wasiiro iyo Xildhibaanno ka kala tirsan labada Gole ee dowladda, isaga oo ka kala hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka, guddoumiyahaha Golaha Shacabka. Continue reading

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee  Soomaaliya oo dalbaday in Xarunta Aqalka la keeno Ciidamo AMISOM ah oo suga Amniga.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa kulankii maanta ee Golaha yeesheen ka dhax sheegay in ay dalbadeen ciidamo AMISOM ah oo suga Amniga golaha. Continue reading

Magaalada Muqdisho oo maanta ka furay shir looga hadlayo dib u eegista barnaamijka Cadaaladda Soomaaliya.

Shirkan oo ay soo qabanqaabisay wararada Cadaaladda XF Soomaalieya Ayaa loo qabtay xubno ka socday qeybaha Cadaaladda sida Maxkamadaha, Xeer ilaalinta, qareennada iyo asluuba, iyadoo furitaankiisa ay ka qeybgaleen. Continue reading

Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Masar oo soo bandhigtay Dhaqanka iyo Hiddaha Soomaalida.

Magaalada Qaahira Ee Dalka Masar Ayaa Waxaa Todobaadkan Lagu Soo Gaba-Gabeeyay Bandhigga Dhaqannada Aradyda Wachsen ka barata Dalkaasi und Soomaalidana qayb ka tahay ku soo bandhigeen dhaqammadooda. Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo aan waxba ka ogeyn dhul-ballaarsiga Kenya ay ka sameynayso Xadka???

Xadka Somalia iyo KenyaWaxaa jira cabashooyin badan soo iyo eedeymo culus ee ka soo baxaya shacabka ku dhaqan Xadka dheer ee u dhaxeeya Somalia iyo Kenya, gaar ahaan dadka deegaanka degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo u jeedinayaan dowladda Kenya, kaddib xiisad ka dhalatay derbi Kenya ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya. Continue reading

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya oo sheegtay inay aad ugu kalsoon yihiin shaqada ay qabteen.

Xaliimo yareyGuddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Ayaa sheegtay Inay AAD UGU kalsoonyihiin ka Guddi Ahaan shaqada ay qabteen, iyadoo tilmaantay in wixii hadda ka horreeyay aysan Jiřín Wachses dhaqaajiyo Ama sameeyo Daba gal, balse haatan ay dhisan yihiin Tiirarkii loo baahnaa maaddaama howshan ay iyaga u Taallo. Continue reading

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ugu hambalyeysay Xogheynta guud ee Ururka Jaamacadda Carabta munaasabada sanadguurada 73 aad ee Aas’aaska Ururka.

War-Saxaafadeed Ka soo Baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaalieo oo noqol kamid ach soo gaarsiiyay SONNA ayaa waxuu u qornaa sidan: – Continue reading

Ra’iisal-wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo ka hadlay Qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Ra’iisal-wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ka hadlay Qaraxii dadka banan ay ku dhinteen ee shalay ka dhacay Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho ayaa laamaha Amniga ist in Faah Faahin Dheeraad ah ka bixiyaan Qaraxa. Continue reading

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha debada oo sheegay in shirkii madaxda Qaarada Afrika uu u lahaa Soomaaliya muhiimad gaar.

W. DibaddaWasiirka Wasaaradda Arrimaha debada io Iskaashiga caalamiga ah Axmed Ciise Cawad oo la hadlay Hiiraan Online ayaa sheegey in muhiimad gaar uu lahaa Soomaliya shir madaxda Qaarada ugu soo dhamaaday magaalada Kigali ee dalka Ruanda. Continue reading

Imaaraadka iyo Sucuudiga oo cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qarax.jpg5 Dowladaha Sucuudiga iyo Imaaraadka carabta ayaa soo saaray bayaanno kaladwuan oo ay ku cambaareynayaan qarixii shalay ka dhacay waddada Maka Almukaramah ee Muqdisho.

Continue reading

Qarax sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

Qarax.jpg3Weerar Loo Adeegsaday Gaari Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyay Ayaa Gor Dhawa Ka Dhacay Nawaaxiga Hotel Weheliye Ee Magaalada Muqdisho. Continue reading

Shirka Goloha Wasiiradda Soomaaliya oo maanta looga hadlay Dib-u-eegista hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya.

Shirka Khamiis laha ee Goloha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay Dib-u-eegista hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya, Dhaqaalaha, Amnigga, Ansixinta heshisyada Soomaaliya iyo Turki iyo Doorashooyinka 2020-ka, iyadoo warbixino kalena laga dhagaystay qaar ka Mitte Goloha Wasiiradda. Waxaana kulanka shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre. Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo martiqaad u fidisay qaar ka mid ah madaxda wadamada Qaarada Africa.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Amb. Ahmed Ciise Cawad ka qeybgalay Shir madaxeedka tobanaad ee gaarka ah ee Madaxda iyo Hoggaamiyeyaasha Afrika ee ku qabsoomay Magaalada Kigali ee caasimadda Ruanda, kana wakiil ahaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C / llaahi Farmaajo ayaa kula gaar gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda ka qeybgashay shirkaasi . Continue reading

Wasiirrada arrimaha dibedda Urur Goboleedka IGAD oo maanta shir uga fumaya magaalada Nairobi.

Waxaa Maanta oo Khamiista ah lagu wadaa inuu Magaalada Nairobi ka furfo shir ay isugu imanayaan Wasiirrada arimaha dibedda Urur Goboleedka IGAD, kaas oo looga haddi doono xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed ee Bariga Afrika. Continue reading

Hogaamiyayaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaab oo isku dhiibeen ciidamada dowladda ee ka dagaaalama gobolk

BaayWar naga soo gaaray magaalada Bazdhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in hogaamiyayaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaab isku dhiibeen ciidamada dowladda ee ka dagaaalama gobolka. Continue reading

Guddiga joogtada ee Aqalka sare oo war ka soo saaray khilaafka Golaha Shacabka.

Guddigii loo xil-saaray xalinta khilaafka Golaha Shacabka ayaa maanta soo saaray go’aano dhowr qodob ka kooban, kaddib markii ay la kulmeen dhinacyada uu khilaafka u dhaxeeyo iyo Madaxda dowladda sida madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha. Continue reading

Wasiirka Gaashaadhigga Soomaaliya oo maanta Kulan la yeeshey taliyaasha ciidamada qalabka sida ee Dalka.

Wasiirka Gaashaadhigga Soomaaliya ayaa maanta Kulan la yeshey taliyaasha ciidamada Xoogga Dalka, Nabad Sugidda iyo Asluuba tao ay wehliyaan saraakil ka tirsan Xoogga Dalka Ayaa ujeedkiisu ahaa soo bandhigista qorşhe saadka Amar ráashiinka ciidanka qalabká sida loogu bendala dalagga ka Baxa Dalka. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Tababar u soo xiray Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliye Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Tababar usoo xiray Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, kuwaasi oo muddo Sagaal bilood ah Tababar Ciidan oo dhameystiran ku qaatay Magaaladda Muqdisho. Continue reading

Taliska Africom ee Mareykanka oo sheegay in duqeyn ay ku dileen labo xubnood oo ka tirsan Shabaab, saddex kalena ay dhaawaceyn.

Diyaaradaha dagaalka ayaa lagu wa ramayaa duqeyn ay ka geysteen gobolka Shabeellaha hoose waxaa lagu wa ramayaa in ay ku dileen labo xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-shabaab. Continue reading

Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka oo u yeeray xildhibaannada Soomaaliya ee ku maqan dalka dibediisa.

Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa u yeeray xildhibaannada Soomaaliya ee ku maqan dalka dibediisa, iyadoo dhawaan la filayo in loo codeeyo mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Baarlamaanka. Continue reading

Wafdi ka socda hay’adda socdaalka Qaramada Midoobey ee IOM oo booqday xarumaha lagu dhaqan celiyo Al-shabaab

Dhaqan-celinWafdi ka socda hay’adda socdaalka u qaabilsan Qaramada Midoobey ee IOM ayaa  booqday xarumaha lagu dhaqan celiyo xubnaha ka soo goosta Al-shabaab. Continue reading

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo xalay hawlgal qorshaysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan maleeshiyaada Al-shabaab.

Ciidamada Kumandoosta Soomaaliya ayaa xalay hawalgal qorshaisan ka fuliyey gobolka Shabeelaha hoose, kaas oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka 18aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika.

 

 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda uga qeyb galay Kulanka gaarka ah ee 18aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika oo lagaga arrinsanayay Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika “African Continental Free Trade Area” si loo unko hal suuq oo Afrika ay leedahay. Continue reading

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo maanta dib u furay waddada hor-marta Xerada Gaadiidka Booliska ee Degmada Cabdicasiis.

Waddo la furay.jpg1Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdiso Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo saakay dib u furay waddada hor-marta Xerada Gaadiidka Booliska ee Degmada Cabdicasis ayaa sheegay inuu qorshuhu yahay in dib loo furo dhammaan waddooyinka kale ee xiran, si loo fududeeyo isku socodka dadweynaha iyo gaadiidka Caasimadda. Continue reading

Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo maanta ku shiray xildhibaannada saxiixay mooshinka ka dhanka ah guddoomiye Jawaari.

Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa kulan ku yeeshay xildhibaannada saxiixay mooshinka ka dhanka ah guddoumiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka wada hadleen Khilaafka ka dhashay Mooshinka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cimaan Jawaari ayaa xalay kulan gaar ah la qaatey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadleen Khilaafka ka dhashay Mooshinka iyo sidii loo wajihi lahaa. Continue reading

%d bloggers like this: