Madaxweynaha maamulka Somaliland oo afka furtay, balse ma uusan fahmin dacwada ay Soomaaliya gudbisay halka ay ku socoto!!

Biixi.jpg2Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Bixi Cabda Ayaa Madaxda Soomaalie ku eedeeyey Inay Farogalin Ku Hayaan Arrimaha Somaliland, Isla Markaana Khalad Iyo Daandaansi KU Tilmaamay Dacawadda Soomaaliya und Gudbisay Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay.

Sidookohl, Waxa uu ka hadday sicir bararka, abaaraha iyo xaaladdda guud ee Somaliland ku jirto, waxaanay sheegeen in arrimaha qaranka uu dastuurku ogol yahay in si wada jir ah lakugu yeedho shirgudoonka golaha Wakiladda, Guurtidda iyo labada xisbi mucaarad.

Waxaad Ka Krieg Qabtaan in Dawladda Muqdiso Ay Dacwad Geysay Golaha Ammaanka, Daculaddaas Oo Ku Saabsan Somaliland Dhulkeeda Oo Ah Heshiiska und Dawladaha Somaliland Iyo Imaaraadku Wada Galeen, Gaar Ahaan DP Welt Iyo Mashariarda Aynu La Galnay in Berbera Lagu Horumariyo. Arrintaas iyada ah meelaha ay khusayso waanu gaadhsiinay waraqahea io warkeeda, qaranka Somaliland-na waxaanu jecellahay in aan u iftiimiyo waxa jira. “Ayuu Yidhi Biixi.

Waxaanu intaas ku daaray “Sida Dadka qaarkii arrinta und dhigaan ee yidhaahdaan DP Welt Bucht Dacweeyene Innaga (Somaliland) Inamay Dacweyn, DP World Innagaa Heshiiska la Galnay, Goobta Lagula Galay ee Laga Wada-Hadlayaana waa Somaliland oo waa Berbera, DP World-eey maxaad Berbera und tagay oo aad heshiis uta gashay ninka lihina waa ninka Muqdisho ka taliya. “

Madaxweynuhu wuxuu Sheegay in Dhamaan wixii shirar Loo qabtay Soomaaliya aana marna Somaliland ku jirin, isagoo arrintaasi ka hadlaya waxa uu yidhi “Markaan taarikhdii hore ee aynu in badan ka hadalnay ee qoraalka ah aynu iska dhaafno waxa aynu kasoo qaadaynaa markii dawladdii Militeriga ahayd ee jabhaduhu la dagaallamayeen laga adkaaday aynu ka bilowno 1991-ki, wixii shir loo qabtay Koonfur oo ay ugu horreeyaan kuwii Xasan Guuleed qabtay ee labada shir ahaa ee Jabuuti, Somaliland shaqo kuma lahayn, wefti uma diran, caalamkuna wuu ogyahay, iyaguna way ogyihiin, wixi ay dawlad Dhisanayeenna Midna Shaqo Kumaynaan Lahayn.

Sidoo kale shirarkii ee dawladda lagu dhisay waxa uu ahaa kii Carta, waxana dawlad loogu dhisay Soomaalidii Talyaanigu gumaysan jirey, Somaliland-na shaqo ay ku lahayd dawlad ahaan may jirin, Somaliland qayb kama ay ahayn Carta, sidii ay Wachs u qaybsadeen iyo weftigoodii midna, Way jiraan ashkhaas tagtay oo reer Somaliland ah lakaiin waxa ay ahaayeen qolo gef ka gashay qaranka, markii ay yimaadeenna waad ogaydeen in qaar la xidhay, qaran ahaanna uu ka yaallay xeer. Haddii laba qaran la yahay waxyaabaha qadafka ah ee aanad qofka xaq ugu lahayn oo meel ah oo aad ugu soo gabbato aan lahayn waa lagala baydhaa. “

Madaxweynuhu waxa uu intaas ku daray, “Labada dawladood waxa ay midoobeen oo Xamar isugu tageen 1960-kii, 33-ki xildhibaan ee halkan ka tegay io 90-koodii iyo wixii oo la isku daray oo aynu aqbalnay oo aan aahan wax laga heshiiyey, yeelkedee caalamka loo gudbiyy waxa ay ahayd Somalia Republik oo labadaas ka kooban oo mustacmaradihii Ingriiska iyo Talyaaniga ah, magaca Qaramada midoobay yaalla ee ay dhaca io gardarrada ku sitaan waa kaas, “

“Somaliland waxa ay taagan tahay lababa dawladood oo isu tegay ayeynu ahayn, soudon sano oo kadeed ah oo khilaaf ah baynu u taagnayn, labadii dawladoodna mid waliba dhankiia ayuu wax uhhistay, Haddi walaaltinimo la doonayo oo midnimo la doonayo oo shicibka koonfureedow lexejeclo Soomaaliyeed idin haso, waxa kaliya oo aynu isugu iman karnaa inaga oo labra dawladood oo walaalo ah oo ist qaddarinayna, iyada oo saaka Xamar Baarlamaankeedii laba qol u kala fadhiyaan oo isku dilayaa, oo ay Kismaayo dawlad gaar ah oo ay Baydhabo Mitte gaar ah, tahay oo Banaadir Mitte gaar ah oo ay Garoowe Mitte gaar ah tahay, ray’iga qudha ee intaas oo dhammi ku heshiiska yihiinna tahay Somaliland annagaa dusha ka xukunna oo ma noolaan karta oo ma shaqaysan karto. “ayaa yidhi.

Madaxweynuhu waxa uu baaq uu ku sharraxay aragtida Somali ka qabto gardarrada Soomaaliya u Diray dawladaha caalamka iyo Urur-goboleedka ay ku bahoobeen dawladaha Afrikada Bari, „Dawladaha Jaarka ah, IGAD iyo caalamka waxa aanu u sheegaynaa arrintaas ay soo faro-gelisay dawladda Muqdisho ee mashaariicda Berbera Waaerar Cad Faro-Gelin, Umana Dul-Kaadan Karna, Somalische Republik-Gga Qaramada Mido Bay Aqoonsadeenna Waxaanu und Aragnaa Inay Eexasho ka Galeen Shicibka Reer Somaliland, Waana Ka Dawwonaynaa, Kaalamkana Uga Daali Mayno in Aanu Gardarrada Dhacda Sidii Loo Sixi Lahaa Galno , Somaliland-na waxaan leeyahay taas mu niyad-jabi mayno innanna dhibi mayso, isla markaana baq u diray beesha caalamka, “

Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu ka hadlay xidhiidhka dheer ee ka dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti, waxaanu yidhi “Jabuuti waa walaaladeen, arimahya siyaasadda ee jirana innagu nabad iyo walaalo ayeynu ka nahay, DP World oo kasoo guurtay oo Berbera tai waa arrin ganacsi, markaad shaadh iibsanaysona tukaan baad gashaa, haddad af garanuweydona ka ku xiguuun baad ka iibsataa, ma aha in jabuuti halkan (Somaliland) waxyeello kaga duulayo, mana ah haddii ay jabuuti iyo DP Welt ist qabtaan Mitte Somaliland belaayo kaga soo duulayso, muhiimadda iyo walaaltinimada aynu nahay baa ka weyn, wax la buun buuniyo oo marmarka qaarkood dadku wax ka dayan in innaga iyo DP Welt dhex marayaa xidhiidhka Jabuuti wachs yelayona ma ahee waxa aynu isu nahah baa ka weyn, wanaagna wuu inaga dhexeeyaa, wachs khilaaf ahna ma lihin, verrĂĽckt-madowna halkaas Kuma jiro, “.

Dhinaca GrĂĽnkohl, Waxa uu madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka Hadlay xaaladda abaareed ee Somaliland mar kale kasu cusboonaatay, waxanaana uu wax ka beddelka xaaladdani waqti dheer qaadan donto, waxanaa uu yidhi, “Ilaahay Baryuun baynu ku leenahay iyo inuu ino celiyo noloshii uu ina baray Ee Raxmaadka Iyo Barwaaqada Ahayd Inuu Soo Celiyo Uun Baynu Ka Baryeynaa, Hase Yeeeshee Caalamka Waxa Aynu und Sheegaynaa in Cimilada ist Beddeshay Iyo Abaaraha ist Daba Joogga Ah Ay Maantana Somaliland ka Taagan Tahay Dalka Intiisa Badan Oo Roobkii Sanadkana la waayey, Waxa Aynu Ka Qabanayno Iyo Nolosheenu Sida ay Noqonaysaana Waqti Dheer Bucht qaadanaysaa. “

SomaliSwiss Hargeysa

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: