Guud ahaan Dddka Soomaaliyeed, gaar ahaan Bulshada Reer Muqdisho oo maanta Neef raaxa leh ka soo baxday.

 

Muqdisho.jpg2

Waxaa dib und bilaawday isku socodkii dadka iyo gadiidka qeybo ka mid ah jidadka halbowlaha und ah magaalada Muqdisho, kaddib markii ay saakay bulshadu ka soo baxda Neef raaxa leh, kuna waabariisteen in jidadkii oo xiranaa gabi ahaan hal mar la wada furay.

Ciidamo isugu jira kuwa Militariga, Booliiska iyo Nabad-sugida ayaa xalay la dhigay qeybo ka mid Isgoysyada ugu muhiimsan caasimada kuwaa oo siweyn ula socday dhaqdhaqaaqa iyo nabad-galyada guud ahaan magaalada.

Foojignaanta ciidamada ayaa lala xiriirinayay kulan maanta la filayay in xarunta Golaha Shacabka ay ku yeeshaan xildhibaannada Baarlamaanka, hasse ahaatee und baaqday codsi ka yimid madaxweynaha dowladda Soomaaliya.

Markiu sooo baxay warka ku saabsan in dib loo dhigay kulankii xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa la arkayay qeybo ka mid ah magaalada gaar ahaan jidadka und muhiisan oo loo fasaxayo in der vietnamesischen kasachischen isa gadiidku isticmaali karaan.

Dadweynaha reer Muqdisho ayaa xaley-ba ku sii talagalay in maanta magaaladu kala xirnaan doonto, iyadoo qof walba uu qorshihiisu ahaa in uu bal si dhaw ua socado waxa ka soo yeeri doona xarunta Golaha Shacabka marka ay isugu tagaan xildhibaannada.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: