Dadka reer Muqdisho oo siyaabo kala duwan uga hadleen go’aankii Madaxweynaha dowladda Soomaaliya.

Dadka reer Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlaya go’aankii madaxweynaha dowladda Soomaliyah Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ist ein ka qaatay kulankii maanta la filayay in ay yeesheen xildhibaannada Golaha Shacabka hat eine mittlere xasaasi ah oo dadka siweyn isha ugu wada hayeen.

Aragtiyo Kala Duwan Ayaa Laga Bixinayaan si Grad Aha Aaa Madaxweyuhu und Soo Faragaliyay Xaalada, Iyadoo Dadka Qaar und Fasirayaan in Madaxweynuhu Dib Ueegey Saameynta Uu Yeelan Karay Kulanka Maanta Oo Dad Badan Arkayeen Uu Ahaa Mitte Halis Siyaasadeed Ku Keeni Karay Guud Ahaanba Dalka.

Dadka reer Muqdisho oo saakay ku soo toosay ciidamo taagan dhamaan isgoyska caaÅŸimada, ayaa mar kaliya uun ka krieg helay war ku saabsan in madaxweynuhu dib u dhigay kulanka, taasoo keentay in dhaqdhaqaaqi magaalada iyo isku soccudkii dadweyuhu dib u soo laabto.

Xaaladu hadda waa ay dagan tahay hasse ahaatee wali lama hayo war ku saabsan tallaabada xigta iyo halka looga dhaqaaqayo marxalada haddda taagan ee ah mooshinka ka dhanka ah guddoumiyahaha Golaha Shacabka.

Hasse Ahaatee Vater Badan Ayaa Qaba in Goaaanka Madaxweynuhu Uu Ku Buajiyay Kulanka Uu Muuqaal Guud Ka Bixinayo in Mark Maddu Duaryar und Tahay Dhameynta Khilaafkan Oo Muddaba Soo Jiitamay Si Markii Dib Loogu Bilaabo Howlihii Dowladda Oo Maalmihiu Ugu Danbeeyayba Hakad Ku Jiray.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: