Advertisements

Madaxweynaha maamulka Somaliland oo afka furtay, balse ma uusan fahmin dacwada ay Soomaaliya gudbisay halka ay ku socoto!!

Biixi.jpg2Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Bixi Cabda Ayaa Madaxda Soomaalie ku eedeeyey Inay Farogalin Ku Hayaan Arrimaha Somaliland, Isla Markaana Khalad Iyo Daandaansi KU Tilmaamay Dacawadda Soomaaliya und Gudbisay Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay. Continue reading

Advertisements

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo faah- faahin ka bixiyay sababihii loo baajiyay kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii loo baajiyay kulankiii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa. Continue reading

Dadka reer Muqdisho oo siyaabo kala duwan uga hadleen go’aankii Madaxweynaha dowladda Soomaaliya.

Dadka reer Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlaya go’aankii madaxweynaha dowladda Soomaliyah Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ist ein ka qaatay kulankii maanta la filayay in ay yeesheen xildhibaannada Golaha Shacabka hat eine mittlere xasaasi ah oo dadka siweyn isha ugu wada hayeen. Continue reading

Guud ahaan Dddka Soomaaliyeed, gaar ahaan Bulshada Reer Muqdisho oo maanta Neef raaxa leh ka soo baxday.

 

Muqdisho.jpg2

Waxaa dib und bilaawday isku socodkii dadka iyo gadiidka qeybo ka mid ah jidadka halbowlaha und ah magaalada Muqdisho, kaddib markii ay saakay bulshadu ka soo baxda Neef raaxa leh, kuna waabariisteen in jidadkii oo xiranaa gabi ahaan hal mar la wada furay. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo baajiyay kulankii xasaasi ahaa oo ay maanta yeelan lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka

FarmaajoWar  ka soo baxay  madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu baajiyay kulan xasaasi ah oo ay maanta  yeelan lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka. Continue reading

%d bloggers like this: