Dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo isku afgartay in guddi isku dhaf ah loo saaro muranka Xudduuda

Wasiirka Arimaha Dibadda Dalaka Soomaaliya Iyo Kenia Ayaa Waxa Ay Isku Afgarteen in La Sameeyo Guddi Isku Dhaf ah Labada Dinaac Ka Socada Kuwaasi Oo Booqan Doono Xadka Labada Waddan.

Wasiir Cawad Ayaa Inaa Ku Daray in Ay Ku Heshiiyeen in La Hormaiya Iskaashiga Labada Wadan, Lana Xoojiyö Go’aankii Labada Madaxweyne Ay Gaareen Ee Ahaa in der Joojiyo Dhismaha Darbiga.

Wasiirku  Wuxuu Sheegay in Dooda Haatan Taagan Aysan Aheyn in Kenia Aj Gudaha und Soo Gashay Xadka Soomaaliya, Balse Ay Tahay Darbiga AY Kenia Dhiseyso, Taasina AY Tahay Muhiimada.

Wasiairka Arrimaha Dibadda Dalakka Soomaaliya Iyo Kenia Ayaa Waxa Ay Isku Afgarteen in La Sameeyo Guddi Isku Dhaf ah Labada Dinaac Ka Socda, Kuwaasi Oo Booqan Doono Xadka Labada Wadan.

Wuxuu Sheegay Wasiirka Doode Haatan Taagan in Aysan Aheyn in Kenia AY Gudaha und Soo Gashay Xadka Soomaaliya, Balse AY Tahay Darbiga AY Kenia Dhiseyso, Taasina AY Tahay Muhiimada.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: