Dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo isku afgartay in guddi isku dhaf ah loo saaro muranka Xudduuda

Wasiirka Arimaha Dibadda Dalaka Soomaaliya Iyo Kenia Ayaa Waxa Ay Isku Afgarteen in La Sameeyo Guddi Isku Dhaf ah Labada Dinaac Ka Socada Kuwaasi Oo Booqan Doono Xadka Labada Waddan. Continue reading

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo xalay shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa

jawaari.jpg4Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo xalay shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegay in ra’iisal wasaaraha xukuumadda SoomaaliyaXassan Cali Kheyre yahay shaqsi shaqo yaqaan ah laakiin waayadii ugu danbeeyay bilaabey in uu talo ka qaato kuwii bur buriyay baarlamaankii Sideedaad. Continue reading

%d bloggers like this: