Advertisements

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka oo sheegay in uu buray Mooshinkii laga keenay guddoomiye Jawaari.

Xildhibaano MooshinWar uu noo soo diray Weriyaha SomaliSwiss ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka gaar ahaan kuwa taageersan Guddoomiye Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa xalay kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa ku dhawaaqay in sharci ahaan uu jabay Mooshinkii laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Xildhibaanada oo qoraal ay soo saareen ka koobnaa ilaa 6 qodob ayaa sababta mooshinka uu ku jabay waxa ay ku sheegeen inuu dhamaaday waqtigii 10-ka maalmood ee uu soo jeediyay Aqalka Sare oo ka bilaabaneysay 18 bishan illaa 28 bishan.
Xildhibaano Mooshin.png1

Xildhibaano Mooshin.png2

Xildhibaano Mooshin.png3

SomaliSwiss        Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: