Sh. Mukhtaar Rooboow oo magaalada Baydhabo ka billaabay kulamo wada tashi ah ee Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda.

Sch. Mukhtaar Rooboow Abuu-Mansuur oo Horay uga tirsanaan jiray Al-Shabaab, Islampaana isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya, ayaa maanta Magaalada Baydhabo waxaa uu kulamo kala duwan kula leeyahay Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda.

Kulankaasi ayaa looga hadlaayay sidii ciidamadii Sheekh Mukhtaar Roobow loogu soo lahäa ciidamada dowladda ee ku sugan degaanada maamulka Koonfur Galbeed.

Sheekh Mukhtaar ayaa maanta ka soo duulay Magaalada Xudur oo uu maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa, waxanaana Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Saraakil ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.

Ciudamada uu maamulo Wadaada Sheekh Mukhtaar ayaa wali ku sugan degaan hoortagga magaalada Xudur oo lagua magacaabo Abal.

SomaliSwiss         Baydhabo

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: