Guddigi ka tirsan Aqalka Sare oo loo xilsaaray dhexdhaxaadinta xiisadda siyaasadeed ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ayaa sheegay inay ist casileen.
Guddigan Oo Shir Jaraa’id Ku Qbtay Muqdisho Ayaanan Faahfaahin Ujeeddada ist Casilaaddooda Hase Yeeshee Waxay Sheegeen in Guddiga Joogtada EE Aqalka Sare uu Aqbalay ist Casilaaddooda.
Guddiga ayaa horey uu taliyey in mooshinka ka dhanka ah Guddoumiyaha Baarlamanaka Maxamed Cusmaan Jawaari la qaado maanta oo Arbaca ah, hase yeeshee taasi ayaanan muuqan in ay dhaceyso maanta.
Xildhibaannada doonaya inay xilka ka qaadaan Jawaari ayaa horey und sheegay inay codkaasi qaadi doonaan malaina Sabtida ah.
Habeenkii xalay xildhibaano taabacsan Jawaari ayaa sheegay inuu mooshinkaasi buray.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.