Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka oo shaaciyay ajandaha kulanka ugu soo horeeya ee Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaaöla Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Oo Galabta Shir Guddoumiyay Kulankii Guddiyada Jooga Golaha, Ayaa Waxaa Looga Wada Hadlay Sidii Dib Loogu Bilaabi Lahaa Howlaha caadiga Ahaa Ee Fadhiyada Baarlamaanka. Continue reading

Qaar ka mid Guddigii Dhexdhexaadinta Aqalka Sare ee Khilaafka Baarlamaanka oo Is-casilay.

Aqalka Sare.png3Guddigi ka tirsan Aqalka Sare oo loo xilsaaray dhexdhaxaadinta xiisadda siyaasadeed ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ayaa sheegay inay ist casileen. Continue reading

Sh. Mukhtaar Rooboow oo magaalada Baydhabo ka billaabay kulamo wada tashi ah ee Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda.

Sch. Mukhtaar Rooboow Abuu-Mansuur oo Horay uga tirsanaan jiray Al-Shabaab, Islampaana isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya, ayaa maanta Magaalada Baydhabo waxaa uu kulamo kala duwan kula leeyahay Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda. Continue reading

Ciidamada Ammaanka oo Xalay Muqdisho ku qabtay maandooriye iyo hub si sharci darro ah loo haystay.

Ciidamada Ammaanka ayaa xalay Howlgal ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir, waxayna howlgalkaas ku soo qabteen waxyaabaha Maanka Dooriya oo ka Mid ah Xashiish, kadib markii ay ka war heleen guriga lagu diyaarinayay maandooriyahaasi. Continue reading

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka oo sheegay in uu buray Mooshinkii laga keenay guddoomiye Jawaari.

Xildhibaano MooshinWar uu noo soo diray Weriyaha SomaliSwiss ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka gaar ahaan kuwa taageersan Guddoomiye Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa xalay kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa ku dhawaaqay in sharci ahaan uu jabay Mooshinkii laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Continue reading

%d bloggers like this: