Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee ka dhici lahaa Beydhabo oo baaqday.

Shirkii Golaha Amniga Qaranka ist ein toller Tag in Maanta Oo Taarikhdu Tahay 28 bis Maarso Ka Dhaco Magaalada Baydhabo Ayaa Baaqday, Waxaana la Leeyahay Baaqashada Shirka Waxaa Qeyb Ka ah Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhax Taagan Hay’addaha Dowladda.

Sshirkii und dambeeyay ee Golaha Amniga Qaranka ee ka dhacay bishii Februar magaalada Muqdisho waxaa lagu balmay in shirka soo socda uu ka dhaco Baydhabo, laga wada hadlo Qeybsiga kheyraadka iyo hanaanka doorasho ee uu dalka qaadanayo sanadka 2020.

Khilaafka siyaasadeed ee uu dalka galay ayaa curyaamiyay dhamaan howlihii hey’adaha dowladda, iyadoo xubnaha Golaha Wasiiri ai si siu ugu yeesheen khilaafka, markii ay ka soo muuqdeen shirarka iyo abaabulada mooshinka ka dhanka ah gudoomiye Jawaari.

Marka laga soo tago shirka Baydhabo waxaa jiray shir kale und yeelan lahaayeen Madaxda dowlad goboleedyada ee ku bahoobay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo isna ka dhici lahaa 20-kii bishan magaalada Garoowe, kaasoo isna loo aaneynayo inuu und baaqday qalalaasaha siyaasadeed ee ka dhashay mooshinka guddoumiye Jawaari.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: