Madax ka tirsan dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay xiisada Beled-Xaawo.

Guddoomiyaha Gobolka Gedo Ayaa Ka Haddah Wada Xaajout Ku Saabsan Muran Ka Dhashay Derbiga AY Dowladda Kenia Ka Dhisayso Inta u Dhexeysa Magaalooyinka Balad Xaawo iyo Mandheera Kenia.

Guddoomiyaha Gedo Maxamed Muxumad Maxamed Oo Lahadlay SONNA, ayaa sharraxaad ka bixiyay kulan gaar ah oo dhex maray wafdi ka socda Maamulka Gedo iyo maamulka Mandheera Kenia iyo sidii loo hirgelin lahaa wada hadalkii dhex maray Labada Madaxweyne Maxamed C / laahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta.

Mudane Maxamed Ayaa Sidoo Kohl Sheegay Inaysan Kala Karma Labada Shacab Eee Soomaliyed, Maaddaama Uu ka Dhexeeyo Dhul Daaqsimeed, Ganacsi Iyo Wachs Wada Qaybsi Fara Badan, Wada Hadalladuna Ay Sii Soon Dooan Si Loo Gaaro Xal Kama Dambays ah Oo Ku Aaddan Kala Xirista Labada Shacab ee Walaalaha ah, wuxuuna intaa raaciyay in der arrinta ugu dambaynayaan Dowladda dhexe.

“Dedaalkaas Boqolkiiba Sagaashan Waxaa Geliyay Dowladda Dhexe Ee Uu Hoggaaminayo Maxamed C / Laahi Farmaajo, Marka Insha Allaahu Dowladda Unbaannu Kaga Krieg Sugaynaa, Heshiiska Iyo Wada Hadalka Waxaa Metesha Dowladda Dhexe, Iyadaana Waqtiga Siinaynaa” Ayuu Yiri Guddoumiyuhu.

Guddoomiyaha ayaa dhanka kale sheegay inay ku guda jiraan dejinta xiisaddda ka dhalatay Derbiga iyo halka laga dhisayo, isagoo intaa raaciyay inay wadaan baaritaanno ku aaddan sidii klo hubin lahaa wararka sheegaya in lagua soo xad gudbay Ciidda Soomaaliyeed.

Hadalkan ayaa imanaya iyadoo Maalintii Shalay ay halkaasi gaareen Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Jubaland C / rashiid Xasan C / nuur (Janan), Iyagoo wada hadal ku saabsan xallinta xiisaddani la yeeshay madaxda Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenia.

SomaliSwiss     Balad-xaawo

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: