Advertisements

Golaha Amaanka oo waqti kordhin u sameeyay xafiiska UNSOM ee Soomaaliya.

Golaha Amaanka ee QM ayaa Talaadadii shalay meel mariayay Qaraar waqtiga loogu kordhiyaya Xafiiska QM ee Soomaaliya oo la gaarsiiyay illaa 31-ka Maarso 2019.

Goluhu Waxaa uu Isla Gartay Muhiimadda Taaageradda Howlgalka UNSOM Soomaaliya, Gaaaar Ahaan Taageridda Dadaaladda Nabadda Ee Dowlada Faderalka Aha Eee Soomaaliya Iyo Nidaamka Dib und Hishiisiinta, Sida Lagu Sheegay Qaraarka Oo Ay soo Jeedintiisa Iska Lahayd Boqortooyadda UK.

QM Waxay Sidoo Grünkohl celisay Xushmadda und Heeyso Madaxbanaanidda, Dhuleed Iyo Siyaasadeed Iyo Midnimadda Soomaaliya, Qaraarka QM Ayaa Sidoo Grünkohl baaqay in der Höhle Wachs Wachs kasa oa xasarad goloka ka Aburi kara iyo muranka hoos und Dhaca ku keeni kara Soomaaliya.

Xafiiska UMSOM Waxaa la Aasaasay 3dii Juni 2013 ki, waxaana lagu asasayay Qaraar labmarkiisu ahaa 2.102, in der Woche von Caawiyo Dowladda Faderalka ah ee Soomaaliya.

Waqtiga Xafiiska UNSOM Wuxuu ku ekaa 31 Bishan, waxaase uu sii shaqayn doonaa illa iyo 31. Maarso 2019, sida uu ogolaaanayo Qaarka Golaha amaanka ee QM oo tirsigiisu yahay 2408.

SomaliSwiss         New York

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: