Bannaanbax ballaaran oo ay ka so qeyb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Sooomaliyeed ee ku nool degmadda Balad-Xaawo ee gobolka Gedo, der taagerayay heshiiskii shalay ka dhacay degmada Mandheere ee ku saabsanaa joojinta hhismaha darbiga ay Kenya ka wado xadka labada degmo oo ay ku heshiiyeen masuuliyiin ka kala socotay Jubaland iyo gobolka waqooyi bari, ayaa maanta ka dhacay qeybo ka mid ah golobka Gedo.
Shacabka Soomaliyeed, aber soo dhoweeyay go’aandii kasoo baxay shirkaasi, islamarkana waxa ay boggaadiyeen und dadaalada Dowladda Soomaliya ay ku donayso in ay ku dhamayso xaladda Xuduuda und dhaxayso Baledxawo iyo Mandhera.
Waxaa bulshadda hakaasi kula hadlay Guddoomiyaha gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed iyo Wasiirku xigeenka arimahua gudaha Jubaland, Wachsschachtel faah faahin ka siiyeen waxyaabihii ka so baxay shirkii shalay und wada yeesheen Soomaaliya in Kenia, in der Nacht in Xaaladda ka taagan soohdinada Geballte Xaawo iyo Mandheera ay iska Arka doonaan labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenia, hayeesee shacabka Soomaliyeed und ka shaqeeyaan Xasiloonida labada degmo.
Qaar ka Mid ah bulshadda Soomaliyeed oo halkaasi ka hadlay ayaa iyagguna dhankooda boggaadiyay talaabadan ay qaadeen Madaxda dowladda Sooaalya ee ku Aadan joojinta dhismaha darbiga, iyagoo sheegay in ay UGA dambayn doonaan go’aanada ka soo bixi doono kulamada ay ku Balansan yihiin Labada Madaxweyne.
SomaliSwiss     Nairobi
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.